Xagdarada uu ku xidhan yahay Mujaahdi Qawrax Muse Xuseen
Xagdarada uu ku xidhan yahay Mujaahdi Qawrax Muse Xuseen Ku: Dhammaan Salaadiinta,Boqorada iyo Odayaasha dhaqanka ee Beesha sharafta leh ee Madaxweynaha Taariikh: June 1st , 2011 Ku: Dhammaan Salaadiinta,Boqorada iyo Odayaasha dhaqanka ee Beesha sharafta leh ee Madaxweynaha Ku: Dhammaan Cuqaasha ,Aqoon yahanka iyo wax Garadka Beesha sharafta leh ee Madaxweynaha Ku: Dhamman Qurba jooga […]
Booliska Sool Oo Hawlgal Ay Fuliyeen Ku Soo qabtay 8 Nin Oo Tuhuno Argagixiso Galeen
Laascaanood (maantaSomaliland.com)-Ciidammada Ammaanka ee magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa shalay waabarigii guryahooda ka soo qabqabtay oo xabsiga u taxaabay 8 nin oo ka mid ah wadaadada iyo ganacsatada magaalada oo sida la sheegay lagu tuhmay falal argagixiso. Ciidanka Booliska ayaa nimankan si gooni gooni ah ugu soo qabtay guryahoodii ka dib markii laga […]
Guddoomiyaha UCID Oo Ku Baaqay In Si Siman Loo Qeybsado Xilalka Waaweyn
Hargeysa -Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in loo baahan yahay in tallo qaran laga yeesho hab socodka siyaasada dibada Somaliland, waxaanu ku dooday in loo baahan yahay in shirarka dibada ee xukuumaddu ka qeyb galayso la isla eego ajandaha lagaga hadlayo. Guddoomiyuhu wuxuu sidaasi ku sheegay maanta oo […]
Shaxda Roobabkii ka Da’ay Meelo ka mid ah Somaliland Bishii May
Shaxda Roobabkii ka Da’ay Meelo ka mid ah Somaliland Bishii May Boorame 88.5 Dilla 78.0 Gabiley 93.5 Hargeysa 163.0 Aburin 121.0 Qulujeed 103.5 Berbera 6.0 Burco 19.0 Oodweyne 121.0 Caynabo 143.0 Ceerigaabo 82.0 Ceel-afweyn 142.0 Xudun 72.0 Malawle 66.0 Cadaadlay 32.8 Dubato 88.0 Bali-gubadle 91.5 Wajaale 107.5 Xafiiska Saadaasha Hawada ee Wasaaradda Beeraha
Shirkadda la yidhaa Gulf Petroleum oo ka shaqaysa ganacsiga shidaalka ee Khaliijka iyo weliba bariga Afrika, ayaa ku dhawaaqday inay laamo ka furatay Somaliland Isla markaana ay shiidaal jaban dalka keeni doonto.
Shirkadda la yidhaa Gulf Petroleum oo ka shaqaysa ganacsiga shidaalka ee Khaliijka iyo weliba bariga Afrika, ayaa ku dhawaaqday inay laamo ka furatay Somaliland Isla markaana ay shiidaal jaban dalka keeni doonto. xaflad loo sameeyey wanqalka furitaanka shirkadda oo maanta lagu qabtay huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, ayaa waxa ka qaybgalay masuuliyiin isugu jirta wasiirro, […]
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay xarunta golaha wakiilada ugu baaqay shacbiga Somaliland gudo iyo dibadba taakulo inay u fidiyaan naafada mujaahidiintii ururkii xoreeyay dalka ee (SNM) ee u soo halgamay la soo noqoshada madax banaanida Somaliland.
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay xarunta golaha wakiilada ugu baaqay shacbiga Somaliland gudo iyo dibadba taakulo inay u fidiyaan naafada mujaahidiintii ururkii xoreeyay dalka ee (SNM) ee u soo halgamay la soo noqoshada madax banaanida Somaliland. Xildhibaanku waxa uu sheegay in […]
Fadeexad Dawlada Hoose Hargeysa Ka Soo Wajahday Sharaab Dhacay Oo Qarqiyay Suuqyada Hargeysa
Hargeysa (maantaSomaliland.com) Noocyada sharaabka iyo cabitaanka dhacay ayaa si weyn ugu soo badanaya caasimada Hargeysa kaasi oo buux dhaafiyay suuqyada iyo meherradaha laga dukaansado ee magaalada, taasi oo saamayn caafimaad oo xun ku yeelan karta dadweynaha. Sharaabkan dhacay ayaa lagu iibiyaa meheradaha yar yar iyo kuwa waaweynba waxaana xiligan cirka isku shareertay cabashada dadweynuhu ay […]
Guddida dawlada ee gacanta ku haysa maamulka haamaha shiidaalka iyo adeegyadii ay haysay Shirkada Total Oil Mer Rouge, ayaa sheegay in aanay jirin shirkad ruqsad loo siiyay keenista shiidaalka iyo hawlihii Total labadaba warsaxaafadeed.
Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Guddida dawlada ee gacanta ku haysa maamulka haamaha shiidaalka iyo adeegyadii ay haysay Shirkada Total Oil Mer Rouge, ayaa sheegay in aanay jirin shirkad ruqsad loo siiyay keenista shiidaalka iyo hawlihii Total labadaba. Sidaasna waxa waxa lagu sheegay war saxaafadeed uu soo saaray Wasiirka Arrimaha dibada iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Md. Cabdilaahi […]
Gaaskii Diyaaradaha Oo Berbera La Keenay Markii Uu Maalmo Ka Go’naa
Gaaskii Diyaaradaha Oo Berbera La Keenay Markii Uu Maalmo Ka Go’naa Berbera (maantaSomaliland.com) – Gaaska Diyaaraddaha oo maalmihii ugu danbeeyay ka go’naa dalka ayaa maanta gaadhay Haamaha Kaydka Shidaalka Ee Berbera. Gaaskan oo sidda warku sheegay si weyn loo suguyay ka dib markii uu kalla go’ ku yimi markii xukuumadda Somaliland ay tirtirtay Heshiiskii lagula […]
Roob Lagu Diirsaday Oo Maansheeyay Deegaano Ka Tirsan Sanaag
Ceerigaabo (maantaSomaliland.com)- Waxa maalmihii u danbeeyey guud ahaanba degmooyinka iyo tuulayowga gobolka Sanaag ka da’ay roobabkii raxmaadka gu’ga oo dadka iyo duunyo ay si weyn ugu diirsadeen. Gobolka Sanaag ayaa kamid ahaa gobolada inta badan ay sida weyn u aafaysay abaartii dalka ka dhacday. wararka naga soo gaadhaya degmooyinka Garadag, Ceel-afweyn, Dararweyne iyo Fiqifuliye, ayaa […]
Wasiirkii Hore Ee Qorshaynta Cali-Sanyare Oo Xukuumadda Siilaanyo Ku Dhaliilay Ka Qayb Galka Shirkii Kenya.
Wasiirkii Hore Ee Qorshaynta Cali-Sanyare Oo Xukuumadda Siilaanyo Ku Dhaliilay Ka Qayb Galka Shirkii Kenya. Hargeysa(maantasomaliland.com) – Wasiirkii hore ee qorshaynta iyo xidhiidhka caalamiga ah Md. Cali Ibrahim Maxamed (Cali-Sanyare) oo ka mid ahaa wasiiradii ugu mudakarsanaa xukuumadii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, ayaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku canaantay ka qayb galka shirkii dhawaan ka dhacay […]
Booliiska Dakaar oo Xabsiga u Taxaabay Daanyeer lacag kala Baxsaday Dukaan Dharka Iibiya
Booliiska magaalada Dakaar, ayaa raadinaya ciddii masuulka ka ahayd daanyeeri u tababaran hawlaha bani’aadamka (Marabi) oo isaga lagu soo eedeeyey in uu maamulka dukaan weyn oo dharka iibiya kala baxsaday lacag gaadhaysa 150,000 Fr (Lacagta Faransiiska) galabnimadii jimcaha ee toddobaadkan, sida uu qoray wargeyska la Monde ee ka soo baxa magaalada Baaris oo isagu xiganaya, […]