Home » Entries posted by MaantaSomaliland (Page 32)

Chief Of Cabinet-ka Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Xasan Xaaji Cali, ayaa sheegay in Beesha Caalamku taageeradii dhinaca dhaqaalaha ee ay u fidin jirtay Somaliland ay kor u qaaday iyaga oo gaadhsiiyey dhawaanahan 100 milyan oo Dollar-ka Maraykanka ah.

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Chief Of Cabinet-ka Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Xasan Xaaji Cali, ayaa sheegay in Beesha Caalamku taageeradii dhinaca dhaqaalaha ee ay u fidin jirtay Somaliland ay kor u qaaday iyaga oo gaadhsiiyey dhawaanahan 100 milyan oo Dollar-ka Maraykanka ah. Chief Of Cabinet-ka Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Xasan Xaaji Cali, waxa kale oo uu ka […]

Xisbiga KULMIYE Oo Magacaabay maanta Guddida qaban qaabadda Shirka Golaha Dhexe 00 lagu mudeeyay in uu qabsoomo 6 juun ee bisha fooda inagu soo haysa

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE Md. Jaamac Ismaaciil Cigge, ayaa maanta magacaabay guddi ka kooban 10 xubnood oo soo agaasinta shirka Golaha dhexe ee xisbigaasi oo hore loogu mudeeyay inuu Magaalada Hargeysa ka qabsoomo 6-da Bisha June ee fooda inagu soo haysa. Gudidan uu magacaabay Gudoomiyaha Golaha Dhexe […]

Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo Horumarinta deegaanka Somaliland Dr. Cabdi Aw Daahir Cali, ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland ay wax ka qaban doonto Nabadgelyada Magaalada Laascaanood isla markaana ay xididada u saari doonto kooxaha bartilmaa‏

XUSKA MUNAASIBADA 18 MAY NORWAY OO AY WACDARO KA DHIGEEN NUUR DAALACAY KALTUUN BACADO IID BATALAALE

XUSKA MUNAASIBADA 18 MAY NORWAY OO AY WACDARO KA DHIGEEN NUUR DAALACAY KALTUUN BACADO IID BATALAALE

XUSKA MUNAASIBADA 18 MAY NORWAY

Guddoo miyaha Baanka Oo Ka Hadlay Xadiga Lacagta Giimbaarta Ee Laga Bedelay GobolkaTog-dheer

Guddoo miyaha Baanka Oo Ka Hadlay Xadiga Lacagta Giimbaarta Ee Laga Bedelay GobolkaTog-dheer

GobolkaTog-dheer Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Md. Cabdi Dirir Cabdi, ayaa ka hadlay xadiga lacagta giimbaarta shilin Soomaaliga ee laga bedelay shacbiga gobolka Tog-dheer tobankii maalmood ee la soo dhaafay ka socotay xarunta Baanka Burco. Guddoomiyuhu wuxuu sidaasi ka sheegay maanta magaalad Burco ee xarunta Gobolka Todheer oo uu ku marayo socdaal shaqo […]

hayada al qarnul ifriiq oo deeq raashin ah gudoonsiisay 2oo laba boqol oo qoys oo ku nool magaalada bali gubadle oo ah dadka baahan

hayada al qarnul ifriiq oo deeq raashin ah gudoonsiisay 2oo laba boqol oo qoys oo ku nool magaalada bali gubadle oo ah dadka baahan

(maantasomaliland)hayada qarnul ifriiq oo ah hayadwadani ah ayaa maalintii shalay gudoonsiisay 200 oo qoys raashin dhan min labaatan kiiloo oo daqiiq ah iyo toban kiiloo oo timir ah maaha markii ugu hotraysay ee hayadani dadka jilicsan ee baahan wax siiso balse waxay deeqahan oo kale ka fulisay deegaano kala duwan oo dalka ah munaasabadii dadka […]

Shir muddo tobaad ah uga socday beelaha Maxamuud Bari ee gobolka Sool iyo Koonfurta Sanaag, ayaa maanta laga soo saaray war murtiyeed ka kooban afar qodob, oo ku wajahan dhinacyada nabadgelyada waxaana warkani khdadka telefoonka shabakada wararka ee maantasomaliland.com nagu siiyay oday maxamuud jaamac maxamed oo ka soo jeeda deegaankaasi

Shir muddo tobaad ah uga socday beelaha Maxamuud Bari ee gobolka Sool iyo Koonfurta Sanaag, ayaa maanta laga soo saaray war murtiyeed ka kooban afar qodob, oo ku wajahan dhinacyada nabadgelyada waxaana warkani khdadka telefoonka shabakada wararka ee maantasomaliland.com nagu siiyay oday maxamuud jaamac maxamed oo ka soo jeeda deegaankaasi

Shir muddo tobaad ah uga socday beelaha Maxamuud Bari ee gobolka Sool iyo Koonfurta Sanaag, ayaa maanta laga soo saaray war murtiyeed ka kooban afar qodob, oo ku wajahan dhinacyada nabadgelyada iyo siyaasadda. Shirkan waxa maanta gunaanadkiisii ka soo qeyb galay oo goob joog ka ahaa Badhasaabka Gobolka Sool Md. Cadilaahi Jaamac Diiriye iyo Guddoomiyaha […]

Wefti balaadhan oo ka socda xukuumadda Somaliland iyo Golaha Wakiilada oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa saaka u kicitimay dalka Kenya oo ay sheegeen inay fadhi gaar ah la yeelan doonaan Guddi ka socda Golaha Ammaanka iyo Nabadgelyada ee Jimciyada quruumaha ka dhaxaysa

Hargeysa(maantaSomaliland.com)-Wefti balaadhan oo ka socda xukuumadda Somaliland iyo Golaha Wakiilada oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa saaka u kicitimay dalka Kenya oo ay sheegeen inay fadhi gaar ah la yeelan doonaan Guddi ka socda Golaha Ammaanka iyo Nabadgelyada ee Jimciyada quruumaha ka dhaxaysa. Weftigaasi waxa kale oo xubno ka […]

M/Weynaha jamhuuryada soomaaliland mr Siilaany Oo Kulan La Yeeshay Ururadii Bulshada ee Ka qeyb qaatay Isu Soo baxii 18 may

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta kulan balaadhan la yeeshay shirkadaha gaarka ah, ururada bulshada iyo Guddiyadii qaban qaabada munaasibadii labaatan guurada ka soo wareegtay dib ula soo noqoshada madax banaanida Somaliland ee 18-kii May. Madaxweynaha Somaliland waxa uu si weyn ugu mahad celiyay shacbiweynaha Somaliland oo uu tilmaamay inay […]

Xubno ka mid ah Ardayda reer Somaliland ee waxbarashadooda heer jaamacadeed ka soo dhamaystay wadanka Malaysia ayaa shalay kulan la yeeshay Madaxweynaha Somaliland

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Xubno ka mid ah Ardayda reer Somaliland ee waxbarashadooda heer jaamacadeed ka soo dhamaystay wadanka Malaysia ayaa shalay kulan la yeeshay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), oo ay ku hambalyeeyeen munaasibada sanad-guurada 20-aad ee 18 May darteed.

Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland ayaa waxba kama jiraan iyo been cad ku tilmaantay warar sheegayay in wasiirka arrimaha dibada laga soo xigtay oo la xidhiidhay in Somaliland ay dawlad wadaag ah la samaysan doonto Soomaaliya.

(maantaSomaliland.com)-Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland ayaa waxba kama jiraan iyo been cad ku tilmaantay warar sheegayay in wasiirka arrimaha dibada laga soo xigtay oo la xidhiidhay in Somaliland ay dawlad wadaag ah la samaysan doonto Soomaaliya. Warsaxaafadeed maanta ka soo baxay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibada ayaa u dhignaa sidan:-

Ururka horumarinta fikirka xorta ah oo ka kooban ardayda jaamacadaha dalka ayaa habeenkii xalay soo qabanqaabiyay dood cilmiyeed nuxurkeedu ahaa sidii ay Somaliland aduunka uga heli lahayd citiraaf caalamiya oo buuxa.

Hargeysa(maantasomaliland) Ururka horumarinta fikirka xorta ah oo ka kooban ardayda jaamacadaha dalka ayaa habeenkii xalay soo qabanqaabiyay dood cilmiyeed nuxurkeedu ahaa sidii ay Somaliland aduunka uga heli lahayd citiraaf caalamiya oo buuxa.

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com