Home » Entries posted by MaantaSomaliland (Page 36)

Soomaali badan oo ku dhintay Libya Libya immigrants Dadka muhaajiriinta ah ee Libya jooga

Iyadoo ay sii kordhayaan muhaajiriinta ka soo qaxaysa dalka Libya ee ku soo jeeda xeebaha Talyaaniga ayaa shalay oo dhan waxaa BBC-da soo gaarayey warar sheegayey in doon ay ka buuxaan qaxooti lagu qiyaasay 700 oo qof, oo ku dhawaad saddex boqol ay ahayeen Soomaali ay ku burburtay oo ku degtay xeeb ka mid ah […]

Bayaan ay soo saareen cuqaasha dhalinyarada iyo salaadiinta ku nool Degmada koodbuur Kuna socota taliyaha ciidanka booliska iyo hogaanada

(maantasomaliland.com) Anagoo ah salaadiinta cuqaasha dhalinyarada iyo waxgaradka, ganacsatada ku nool waaxda koodbuur waxaanu qoraalkayagan ku socda taliyaha ciidanka booliska iyo hogaanadooda kaga codsanaynaa in naloo soo badalo taliyihii hore ee saldhiga koodbuur Muj Mahdi Nuur lixle oo ahaa nin shaqada boolis iyo amaanka waaxdaba ay aad u adkayd mudadii uu xilka waaxdani hayay isagoo […]

SOMALILAND INDEPENDENCE 20TH ANNIVERSARY CELEBRATION

SOMALILAND INDEPENDENCE 20TH ANNIVERSARY CELEBRATION

Hosted by:: Somaliland Community of Greater Metropolitan Washington DC area 45425 Holiday Drive Sterling, VA 20166 Phone: 703-471-7411 For more information please call: Phone: 703-944-6686 Phone: 703-400-6324 Phone: 703-505-8780 Admission: Adult, $30 Children, $10 (cash only) Somaliland 18 May Somaliland 18 May 2 Directions From the North: Take I-95 South to I-495 West to Route […]

20 Sanno Ka Dib Iyo Xamaasadda Qaban qaabadda Xuska 18-ka May

20 Sanno Ka Dib Iyo Xamaasadda Qaban  qaabadda Xuska 18-ka May

Hargeysa (maantasomaliland.com) – Qaban-qaabada Xuska munaasibadda 18-ka May oo ku beegan 20-guuraddii ka soo wareegtay Markii ay Somaliland Xoriyadeeda kala soo noqotay dalkii la isku odhan jiray Soomaaliya ayaa si aad ugaxamaasad badan waqtiyaddii la soo mara oo dhan looga dareemayaa, guud ahaan Caalamka. gaar ahaan Somaliland. Waxaa calanka midabadda saddexda ah leh ee Tawxiidka […]

Chief Of Cabinet-ka Madaxtooyadda Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa sheegay in xukuumadiisu ay si deg deg ah uga bedelayso shacbiga gobolka Tog-dheer lacagta Giimbaarta shilin Soomaaliga laga isticmaalo

Chief Of Cabinet-ka Madaxtooyadda Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa sheegay in xukuumadiisu ay si deg deg ah uga bedelayso shacbiga gobolka Tog-dheer lacagta Giimbaarta shilin Soomaaliga laga isticmaalo

Burco (maantasomaliland.com) Chief f Cabinet-ku wuxuu sidaasi ka sheegay kulan uu xalay Huteelka City Plaza ee Burco kula yeeshay waxgaradka gobolka Tog-dheer. Weftigan uu Hoggaaminayo Chief Of Cabinet-ku waxa xubno ka ahaa Maareeyaha Ha’yada Wadooyinka Somaliland ee SRA C/Waaxid C/qaadir C/Raxmaan, Agaasimaha Maamulka ee Komishanka qaranka ee xakamaynta HIV/AIDS C/Kariin Xinif iyo Madaxa xafiiska siyaasada […]

Weftigii Wasiirrada, Badhasaabadda iyo Maayaradda dalka qaarkood, ee dalka Jabuuti kaga qeyb galay kulan balaadhan ee dawlada Maraykanku soo qaban qaabisay

Weftigii Wasiirrada, Badhasaabadda iyo Maayaradda dalka qaarkood, ee dalka Jabuuti kaga qeyb galay kulan balaadhan ee dawlada Maraykanku soo qaban qaabisay

maantasomaliland.com)oo lagu darsayay mashaariicda horumarineed ee Maraykanku uu markii u horraysay si toos ah u siinayo Ha’yadaha dawliga ah. Ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Weftigan oo ka koobnaa 73 xubnood waxay isugu jireen 3, Wasiir, 13 Maayar, 4 Badhasaab, Ururada bulshada iyo ganacsatada dalka waxaana hoggaaminayay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Md. Maxamed Cabdi […]

Munaasibad Lagu Xusayay Sanad Guuradii 9-aad Ee Ka Soo Wareegtay Geeridii Marxuum Cigaal Oo xalay Lagu Qabtay Hargaysa

Munaasibad Lagu Xusayay Sanad Guuradii 9-aad Ee Ka Soo Wareegtay Geeridii Marxuum Cigaal Oo xalay Lagu Qabtay Hargaysa

waxaan dawlada ka codsanayaa in lacagta Somaliland ee la soo daabacayo lagu soo sawiro.. marxuum cigaal .Marwo Kaltuun X Daahir. (maantasomaliland.com) Hargeysa-munaasibad Balaadhan oo lagu xusayay Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed X. Ibraahium Cigaal ayaa xalay lagu qabtay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Munaasibadan oo ay soo qaban qaabisay marwadii Koowaad ee Cigaal waxa […]

Xukuumadda Somaliland Oo Shan Wasiir U Dirtay Ka Qeybgalka Xaflada Dhaarinta Madaxweyne Geelle

Xukuumadda Somaliland Oo Shan Wasiir U Dirtay Ka Qeybgalka Xaflada Dhaarinta Madaxweyne Geelle

(maantasomaliland.com) Hargeysa- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo uu weheliyay Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo dhaqanka Md. Maxamed Ibraahim Madar, ayaa maanta u kicitimay dalka Jabuuti oo ay kaga qeyb galayaan xaflada caleemo saarka Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle oo markii sadexaad loo dhaarinayo madaxtinimada dalkaasi. Wasiirka Wasaarada Arrimaha […]

Xukuumada Somaliland Oo Degmada Widh-widh Ka Bilowday Dhismeyaashii Adeegyada Bulshada

(maantasomaliland.com) Hargeysa- Waxa maanta lagu dhagax dhigay degmada Widhwidh ee gobolka Buuhoodle xarun maamul oo loo dhisayo maamulka degmadaasi, waxa kale oo Saldhig Boolis iyo dugsi waxbarasho laga dhisayaa tuulooyinka Bali-cad iyo Gees-dheer, oo ka mid ah tuulooyinka degmada Widh-widh. Dhismeyaashan ayaa dhaqaalaha ku baxaya ay bixisay xukuumadda Somaliland, sida uu maanta ka sheegay xafladii […]

Madaxweynaha Somaliland ayaa shacbiga Somaliland u jeediyay fariin la xidhiidha inay si wada jir ah caalamka ugu muujiyaan rabitaankooda la xidhiidha qaranimada Jamhuuriyada Somaliland

Madaxweynaha Somaliland ayaa shacbiga Somaliland u jeediyay fariin la xidhiidha inay si wada jir ah caalamka ugu muujiyaan rabitaankooda la xidhiidha qaranimada Jamhuuriyada Somaliland

(maantasomaliland.com) Hargeysa, Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shacbiga Somaliland u jeediyay fariin la xidhiidha inay si wada jir ah caalamka ugu muujiyaan rabitaankooda la xidhiidha qaranimada Jamhuuriyada Somaliland kana dalbadaan aqoonsiga ay xaqa u leeyihiin. Madaxweynaha Somaliland oo maanta Saxaafada ugu waramayay xarunta madaxtooyada, waxa uu sheegay in dabaal dega labaatan guurada […]

Wardeg deg ah.Laba dhalinyaro ah ayaa galabta ku dhintay magaalada Hargeysa ka dib markii uu ku soo dumay gidaarka Garoonka kubadda cagta ee Hargeysa

Wardeg deg ah.Laba dhalinyaro ah ayaa galabta ku dhintay magaalada Hargeysa ka dib markii uu ku soo dumay gidaarka Garoonka kubadda cagta ee Hargeysa

(maantasomaliland.com) Laba dhalinyaro ah ayaa galabta ku dhintay magaalada Hargeysa ka dib markii uu ku soo dumay gidaarka Garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium oo ay galabta ka jirsanayeen roobkii ka da’ay magaalada. Dhalinyaran ayaa ku dhintay markii uu soo dumay gidaarkii ay roobka ka galeen waxaana halkaasi ku dhaawacmay laba kale, sida uu shabakada […]

Agaasimayaasha guud ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Waaxda Dib-u-dejinta Somaliland, ayaa si qoto dheer uga hadlay xaaladda Degmada Ceel-Afweyn ee Gobolka Sanaag

(maantasomaliland.com)Agaasimayaasha guud ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Waaxda Dib-u-dejinta Somaliland, ayaa si qoto dheer uga hadlay xaaladda Degmada Ceel-Afweyn ee Gobolka Sanaag, taasoo ay sheegeen inay ka arradan tahay adeegyada arrimaha bulshada. Kulan caawa lagu qabtay Huteel Imperial ee magaalada Hargeysa oo lagaga hadlayey sidii degmada Ceel-Afweyn loo horumarin lahaa, oo ay Masuuliyiintaasi ka hadleen, ayaa […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com