Home » Entries posted by MaantaSomaliland (Page 37)

Wasiirka Duulista Oo Ku Guulaystay la Xisaabtanka Ha’yadaha Maamula Cashuuraha Hawada Somaliland

(maantasomaliland.com) Nairobi, Wasiirka Wasaaradda Duulista hawada iyo gaadiidka cirka Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, oo ka qeyb galay shir qaramada midoobay ku qabatay Kenya oo lagaga hadlayay cashuuraha hawada sare ee Somaliland Iyo Soomaaliya, waxaanu wasiirku ku guulaystay inuu la xisaabtamo shirkada qandaraaska ku haysatay inay maamusho hawada sare ee Somaliland CACUS). Sidaasi waxa lagu […]

Weftigii ugu cuslaa uguna tirada badnaa ee ka socda Somaliland ayaa maanta ka ambo baxay madaarka Hargeysa

Kuwaasi oo u kicitimay dalka Jabuuti oo ay kaga qeyb galayaan shir balaadhan oo ay soo qaban qaabisay Ha’yada kaalmooyinka u qaabilsan Maraykanka. Weftigaasi oo ka kooban 73 xubnood oo isugu jira Wasiirro, Agaasimeyaal, Ururada bulshada rayidka ah iyo Ganacsato waxa Hoggaaminaya Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Maxamed Cabdi Gaboose waxaanay Jabuuti kaga qey […]

Guddidii Tallo bixinta furista ururada siyaasada ayaa maanta sheegay inay dib u dhigeen in la shaaciyo natiijaddii macluumaadkii ay ka soo ururiyeen gobolada dalka.

(maantasomaliland.com)Guddidu waxay sheegeen in kulan wada tashi ah oo ay maanta la yeesheen madaxweynaha Somaliland uu u soo jeediyay in dib loo dhigo ku dhawaaqida natiijada illaa 18-ka May ka dib. Guddoomiyaha Guddida Tallo bixinta Md. Saleebaan Yuusf Cali Koorre oo ka hadlay shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen Huteelka Imperial ee magaalada Hargeysa […]

Wasiirka Wasaaradda Duulista hawada iyo gaadiidka cirka Md.Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa ka hadlay shir muhiim ah oo uu kaga qayb galayo dalka Kenya oo uu maanta u kicitimay.

(maantasomaliland.com) Wasiirku shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay madaarka ka hor intii aanu ka dhoofin dalka waxa kale oo uu kaga hadlay warar ay warbaahinta qaarkood ka qoreen. Md. Maxamuud Xaashi oo ka hadlay dayactir lagu samaynayo madaarka Hargeysa waxa uu yidhi “Sababaha igu lamaaneeyay socdaalkii Kuwait waxa uu ahaa maadaama oo uu noo […]

Xukuumadda oo shaaciyey tirada Dadka ku dhintay iyo khasaaraha ka dhashay Roob weyn oo Hargeysa ka da’ay

Xukuumadda oo shaaciyey tirada Dadka ku dhintay iyo khasaaraha ka dhashay Roob weyn oo Hargeysa ka da’ay

(maantasomaliland)Maayarka Caasimadda Hargaysa Eng Xuseen Maxamuud Jiciir, ayaa sheegay inay Roobabkii xalay ka da’ay magaalada Hargaysa ay ku dhinteen laba carruur ah oo uu Gidaar ku dumay, isla markaana ay qaar kalena ku dhaawacmeen Roobabkaas watay Dabaylo xooggan, muddo saacado badan ahna si is-daba-joog u da’ayey. Maayarka Caasimadda Hargaysa Eng Xuseen Maxamuud Jiciir, ayaa sheegay […]

3/5/20119(maantasomaliland.com)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa tafaasiil ka bixiyay asbaabihii uu Guddida tallo bixinta ugu magacaabay qadiyada lagu muransan yahay ee furashada ururada siyaasadda, waxaanu tilmaamay inuu ku shaqayn doono rabitaanka dadweynaha.

3/5/20119(maantasomaliland.com)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa tafaasiil ka bixiyay asbaabihii uu Guddida tallo bixinta ugu magacaabay qadiyada lagu muransan yahay ee furashada ururada siyaasadda, waxaanu tilmaamay inuu ku shaqayn doono rabitaanka dadweynaha.

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Aragtidiisa Furashada Ururada Siyaasadda -Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa tafaasiil ka bixiyay asbaabihii uu Guddida tallo bixinta ugu magacaabay qadiyada lagu muransan yahay ee furashada ururada siyaasadda, waxaanu tilmaamay inuu ku shaqayn doono rabitaanka dadweynaha. Madaxweynuhu waxa kale oo sheegay inuu sii wadayo gogoshii nabadeed ee uu […]

3/5/2011(maantasomaliland.com) -Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa tafaasiil ka bixiyay asbaabihii uu Guddida tallo bixinta ugu magacaabay qadiyada lagu muransan yahay ee furashada ururada siyaasadda, waxaanu tilmaamay inuu ku shaqayn doono rabitaanka dadweynaha.

-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa tafaasiil ka bixiyay asbaabihii uu Guddida tallo bixinta ugu magacaabay qadiyada lagu muransan yahay ee furashada ururada siyaasadda, waxaanu tilmaamay inuu ku shaqayn doono rabitaanka dadweynaha. Madaxweynuhu waxa kale oo sheegay inuu sii wadayo gogoshii nabadeed ee uu ugu baaqay waxgaradka deegaamada Sool, Buuhoodle iyo Sanaag bari.waxaanu […]

Madaxweynaha Somaliland Oo Soo Dhaweeyay Dilka Hoggaamiyihii Al-Qacida

– Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka hadlay dareenka xukuumadiisa ee la xidhiidha dilka Hoggaamiyihii Ururka Al-qacida, oo ciidamada Maraykanku ay ku khaarajiyeen ku guri yaala dalka Pakistaan oo uu ku dhuumanayay. “Dawlada Somaliland waxay qabtaa waxa dunida oo dhan intiisa badan laga qabo oo ah in argagixisadda caalamka lala dagaalamo, […]

3/5/2011(maantasomaliland.com)Dhahar; La-taliyaha Madaxweynaha Jamhuuriydada Somaliland u qaabbilsan arrimaha Bariga Gobolka Sanaag Sahal Maxamed Jaamac, ayaa Waraysi uu xalay khadka taleefanka kula yeeshay shabakada maantasomaliland.com, waxa uu kagaga warramay ujeeddada Shir beelaha Bariga Sanaag uga socda degmada Dhahar,

Dhahar; La-taliyaha Madaxweynaha Jamhuuriydada Somaliland u qaabbilsan arrimaha Bariga Gobolka Sanaag Sahal Maxamed Jaamac, ayaa Waraysi uu xalay khadka taleefanka kula yeeshay shabakada maantasomaliland.com, waxa uu kagaga warramay ujeeddada Shir beelaha Bariga Sanaag uga socda degmada Dhahar, waxaanu sheegay in lagaga arrinsanayo mustaqbalka siyaasadeed ee Beelahaas, isla markaana waxa uu sheegay in dadka deggan halkaasi […]

Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay in dawlad Kuwait ay Somaliland ka caawin doonto mashaariic kala duwan

Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay in dawlad Kuwait ay Somaliland ka caawin doonto mashaariic kala duwan

Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay in dawlad Kuwait ay Somaliland ka caawin doonto mashaariic kala duwan oo ayku baxayso 15 milyan oo dollar oo iskugu jira horumarinta adeegyada Biyaha, caafimaadka, waxbarashada iyo waddooyinka. Madaxweynaha Somaliland waxa uu sidaasi ku sheegay galabta oo uu ka soo degay madaarka Magaalada Xeebta ku […]

Somaliland (Hargeisa) aya ayamahii ugu danbeeyay waxa ka da”ay robab aad u biyobadna halka ka Dawo Sawirada

Somaliland (Hargeisa) aya ayamahii ugu danbeeyay waxa ka da”ay robab aad u biyobadna halka ka Dawo Sawirada

Dalka Somaliland (Hargeisa) aya ayamahii ugu danbeeyay waxa ka da”ay robab aad u biyobadna halka ka Dawo Sawirada Roobki Shalay 1/5/2011 aya waxa ku dhintay 3 qof oo mid uu kuso dumaya maqsin u ku jiray markas sido kale aya waxa u qaaday dukama yar yar oo dad danyarii haysatay ila talagadohoodi aay biha iyo […]

Bin Laden ciidammada Maraykanka ayaa dilay

Bin Laden ciidammada Maraykanka ayaa dilay

Cusaama Bin Laden Hawl galka lagu dilay madaxa ururka Al Qaacida, Cusaama Bin Laden, waxaa fuliyay ciidammada gaarka ah ee waddanka Maraykanka magaalo ku taalla woqooyiga waddanka pakistan. Madaxweynaha Maraykanka, Barack Obama, ayaa hadal ka soo baxay aqalka cad waxaa uu ku xaqiijiyay dilka Bin Laden. wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Pakistan ayaa sidoo kale […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com