Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 4)

KOMISHANKA TAMARTA JSL OO DAAHFURAY LIISANKA TAMARTA IYO WAXYAABAHA UU KAGA DUWAN YAHAY KUWII HORE!

KOMISHANKA TAMARTA JSL OO DAAHFURAY LIISANKA TAMARTA IYO WAXYAABAHA UU KAGA DUWAN YAHAY KUWII HORE!

-Komishanka tamarta somaliland ayaa maanta daahfuray liisanka tamarta kaasi oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiin xukuumada katirsan, masuuliyiin ka socday shirkadaha laydhka bixiya Masuuliyiinta komishanka tamarta ayaa faah faahin ka bixiyay daahfurka liisamada korontada iyo waxyaabaha uu kaga diwan yahay liisamadii hore ee xukuumadu bixin jirtay.

Kooxda Gaashaan Oo Jawaab Celin Ka Samaysay Go’aan Ka Soo Baxay Wasiir Qambi

Kooxda Gaashaan Oo Jawaab Celin Ka Samaysay Go’aan Ka Soo Baxay Wasiir Qambi

CIIDANKA LAANTA SOCDAALKA JSL OO KA HADLAY DAD AJAANIB AH OO AY USOO XIDHEEN WARAAQO BEEN ABUUR AH OO AY SAMAYSTEEN.

CIIDANKA LAANTA SOCDAALKA JSL OO KA HADLAY DAD AJAANIB AH OO AY USOO XIDHEEN WARAAQO BEEN ABUUR AH OO AY SAMAYSTEEN.

Afhayeenka ciidamada laanta socdaalka Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay dad ajaanib ah oo ay soo xidh xidheen kuwaasi oo samaystay waraaqo been abuur ah oo ay dalka ku joogayeen.

DAAWO Dib u qiimeyn lagu samaynaayo baadhayaasha Saldhigyada Hargeysa

DAAWO Dib u qiimeyn lagu samaynaayo baadhayaasha Saldhigyada Hargeysa

DAAWO;-XILDHIBAAN MAXAMED ABIIB OO WARAYSI XASAASIYA LALAYEESHAY IYO ARIMAHA WAX LAGA WAYDIIYAY!

DAAWO;-XILDHIBAAN MAXAMED ABIIB OO WARAYSI XASAASIYA LALAYEESHAY IYO ARIMAHA WAX LAGA WAYDIIYAY!

Xildhibaan Maxamed Abiib oo katirsan golaha wakiilada Somaliland oo safar ku jooga cariga ingiriiska ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo wax lagaga waydiiyay mawqifkiisii hore ee uu ku taageeray madaxwayne biixii wakhtigii uu musharaxaha ahaa ee 2017 iyo mucaaridada uu hada kaga horyimid Dhanka kale Xildhibaan maxamed Abiib ayaa jawaabo ka bixiyay su,aalahaasi […]

WASIIRKA BEERAHA JSL OO KA WARAMAY WAXYAABO DHEXMARAY XISBIYADA MUCAARIDKA WAKHTIGII UU AHAA GUDOMIYAHA KOMISHANKA!

WASIIRKA BEERAHA JSL OO KA WARAMAY WAXYAABO DHEXMARAY XISBIYADA MUCAARIDKA WAKHTIGII UU AHAA GUDOMIYAHA KOMISHANKA!

Wasiirka wasaarada beeraha somaliland cabdiqaadir iimaan ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka isagoo sheegay in madaxwaynuhu diyaar uyahay wada hadal dhexmara xisbiyada mucaaridka Sidoo kale wasiirka beeraha ayaa ka waramay waxyaabo dhexmaray xisbiga waddani xiligii uu ahaa komishanka doorashooyinka isagoo xisbiyada mucaaridka dusha ka saaray dib udhacyo ku yimid qabsoomida doorashooyinka. HALKAN KA DAAWO […]

GUDIDA DIWAANGALINTA URURADA OO KOMISHANKA DOORASHOOYINKA UGUDBIYAY LIISKA URURADII SOO BAXAY!

GUDIDA DIWAANGALINTA URURADA OO KOMISHANKA DOORASHOOYINKA UGUDBIYAY LIISKA URURADII SOO BAXAY!

Gudida diwaangalinta ururada siyaasada iyo asxaabta ayaa maanta komishanka doorashooyinka qaranka ugudbiyay liiska 10 urur siyaasadeed ee kusoo baxay tartankii gudidu uqabatay HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Akhriso Qodobada 13Nov. Ee Mucaaradku Soo Saareen

Akhriso Qodobada 13Nov. Ee Mucaaradku Soo Saareen

DAAWO;-ISKU SOO BAXYO CAAWA KA DHACAY MAGAALADA BURCO, GO,AANKII MUCAARIDKA KADIB.

DAAWO;-ISKU SOO BAXYO CAAWA KA DHACAY MAGAALADA BURCO, GO,AANKII MUCAARIDKA KADIB.

Dadwayne taageersan xisbiyada mucaaridka ayaa caawa iskugu soo baxay magaalada burco go,aankii xisbiyada mucaaridku shaaciyeen kadib kuwaasi oo ciidamada amaanka ku kala dareeriyeen rasaas. Sidoo kale wararka laga helayo magaalada burco ayaa sheegaya in ay rabshadahaasi ku dhaawacmeen sedex oo laba kamid ah yihiin askar ciidanka booliska katirsan Dhanka kale dadwaynaha isku soo baxay ayaa […]

WASIIRKA WARFAAFINTA JSL OO KA HADLAY WAXYAABIHII SOMALILAND KUSOO CAANO MAASHAY, XILI KHILAAF SIYAASADEED TAAGAN YAHAY.

WASIIRKA WARFAAFINTA JSL OO KA HADLAY WAXYAABIHII SOMALILAND KUSOO CAANO MAASHAY, XILI KHILAAF SIYAASADEED TAAGAN YAHAY.

Wasiirka warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo waxyaabihii Somaliland kusoo caano maashay ee ay kaga soo gudubtay marxalado adag. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

XUKUUMADA JSL OO JAWAAB KA BIXISAY GO,AANKII XISBIYADA MUCAARIDKA, FARIINA UDIRAY SHACABKA IYO CIIDAMADA!

XUKUUMADA JSL OO JAWAAB KA BIXISAY GO,AANKII XISBIYADA MUCAARIDKA, FARIINA UDIRAY SHACABKA IYO CIIDAMADA!

Xukuumada Jsl Oo Jawaab Ka Bixisay Go,aankii Xisbiyada Mucaaridka, Fariina Udiray Shacabka Iyo Ciidamada

DAAWO;-XISBIYADA MUCAARIDKA JSL OO SOO SAARAY GO,AAMO XASAASIYA, CADEEYAYNA IN AANAY AQOONSANAYN XUKUUMADA MADAXWAYNE BIIXI

DAAWO;-XISBIYADA MUCAARIDKA JSL OO SOO SAARAY GO,AAMO XASAASIYA, CADEEYAYNA IN AANAY AQOONSANAYN XUKUUMADA MADAXWAYNE BIIXI

Hogaanka xisbiyada mucaaridka somaliland ayaa shaaciyay go,aamo xasaasiya oo la xidhiidha khilaafka siyaasadeed ee dalka cadeeyayna mawqifka ay ka qaateen xukuumada madaxwayne biixi in aanay aqoonsanayn wixii maanta 13november ku buuxdo dhamaadayna mudo xileedkii shanta sano ee la doortay madaxwayne biixi. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com