Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

KOMISHANKA TAMARTA JSL OO DAAHFURAY LIISANKA TAMARTA IYO WAXYAABAHA UU KAGA DUWAN YAHAY KUWII HORE!

-Komishanka tamarta somaliland ayaa maanta daahfuray liisanka tamarta kaasi oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiin xukuumada katirsan, masuuliyiin ka socday shirkadaha laydhka bixiya

Masuuliyiinta komishanka tamarta ayaa faah faahin ka bixiyay daahfurka liisamada korontada iyo waxyaabaha uu kaga diwan yahay liisamadii hore ee xukuumadu bixin jirtay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com