Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

DAAWO;-ISKU SOO BAXYO CAAWA KA DHACAY MAGAALADA BURCO, GO,AANKII MUCAARIDKA KADIB.

Dadwayne taageersan xisbiyada mucaaridka ayaa caawa iskugu soo baxay magaalada burco go,aankii xisbiyada mucaaridku shaaciyeen kadib kuwaasi oo ciidamada amaanka ku kala dareeriyeen rasaas.

Sidoo kale wararka laga helayo magaalada burco ayaa sheegaya in ay rabshadahaasi ku dhaawacmeen sedex oo laba kamid ah yihiin askar ciidanka booliska katirsan

Dhanka kale dadwaynaha isku soo baxay ayaa ku dhawaaqay ereyo ay ku taageersan yihiin go,aankii mucaaridku ka qaateen xukuumada madaxwayne biixi oo mudo xileedkii ku eegyahay maanta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com