Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Gudida Dhaqaalaha parlamanka somaliland oo maanta soo bandhigay miisaniyada 2011‏

Hargaysa (maantasomaliland)Guddi hoosaadka dhaqaalaha iyo ganacsiga u qaabilsan golaha wakiilada, ayaa fadhigii parlamanka maanta ku soo Bandhigay warbixinta miisaaniyada qaranka ee sannadka 2011-ka, taasoo la filayo in uu goluhu cod u qaado maalmaha soo Socda markii ay mudanayaashu dood ka yeelan doonaan. Soo gaba gabowdo,

Guddoomiyaha aqalka wakiilada Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi [Cirro], waxa uu goluhu warbixin kaga dhageysteen guddoomiyaha guddida dhaqaalaha xildhibaan Maxamed Xaaji Maxamuud Cumar Xaashi oo si faahfaahsan u soo soo jeediyway warbixin, taabanaysay xaalada dhaqaale wadanka iyo sida loo darsayo kharashgaraynta miisaaniyada sannadkan,

Miisaaniyadan sananka oo a ah tii ugu badanayd ee soo marta Somaliland inta ay jirtay lahorkeeno golaha, taasoo ka badan 70% miisaaniyadii sannadkii hore 2010-kii, waxa uu yidhi isaga oo arrintaas ka hadlayay “

sanadkan waxa soo ka xarooday dhaqli badan dekeda Berbera waxa ku soo kordhay cashuuro badan oo aan hore loo qaadi jirin oo hadda ku biiray dhakhliga, wakaalada biyaha ee Hargeysa iyana lacag badan baa laga soo xareeyay labadaas hay’adooda iyaga ka ma jiraan wax mushahar kordhin ah oo la sameeyay shaqaalahood waayo markii horaba waa ay ka mushahar badnaayeen shaqaalaha kale, waxaanu waraysiyo la yeelanay maamulka dekeda Berbera, maamulka wakaalada biyaha Hargeysa, wasaaradaha qarkood si aanu u helno xog sugan, waxyaabahaas waxa ay keeneen in uu dhaqligu kordho”

Misaaniyad sanadedka 2011 ee uu soo hordhigay Golaha wakiilada Somaliland wasiirka maliyada mudane maxamed xaashi ayaa lafilaayan in cod meel mar ah logu qaado maadaama uu wasiirku soo xareeyay dakhli aad u farabadan oo aan looga baran wasiiradii ka horeayay siga

Guddi hoosaadka dhaqaalaha iyo ganacsiga u qaabilsan golaha wakiilada, ayaa fadhigii parlamanka maanta ku soo Bandhigay warbixinta miisaaniyada qaranka ee sannadka 2011-ka, taasoo la filayo in uu goluhu cod u qaado maalmaha soo Socda markii ay mudanayaashu dood ka yeelan doonaan. Soo gaba gabowdo,

Guddoomiyaha aqalka wakiilada Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi [Cirro], waxa uu goluhu warbixin kaga dhageysteen guddoomiyaha guddida dhaqaalaha xildhibaan Maxamed Xaaji Maxamuud Cumar Xaashi oo si faahfaahsan u soo soo jeediyway warbixin, taabanaysay xaalada dhaqaale wadanka iyo sida loo darsayo kharashgaraynta miisaaniyada sannadkan,

Miisaaniyadan sananka oo a ah tii ugu badanayd ee soo marta Somaliland inta ay jirtay lahorkeeno golaha, taasoo ka badan 70% miisaaniyadii sannadkii hore 2010-kii, waxa uu yidhi isaga oo arrintaas ka hadlayay “

sanadkan waxa soo ka xarooday dhaqli badan dekeda Berbera waxa ku soo kordhay cashuuro badan oo aan hore loo qaadi jirin oo hadda ku biiray dhakhliga, wakaalada biyaha ee Hargeysa iyana lacag badan baa laga soo xareeyay labadaas hay’adooda iyaga ka ma jiraan wax mushahar kordhin ah oo la sameeyay shaqaalahood waayo markii horaba waa ay ka mushahar badnaayeen shaqaalaha kale, waxaanu waraysiyo la yeelanay maamulka dekeda Berbera, maamulka wakaalada biyaha Hargeysa, wasaaradaha qarkood si aanu u helno xog sugan, waxyaabahaas waxa ay keeneen in uu dhaqligu kordho”

Misaaniyad sanadedka 2011 ee uu soo hordhigay Golaha wakiilada Somaliland wasiirka maliyada mudane maxamed xaashi ayaa lafilaayan in cod meel mar ah logu qaado maadaama uu wasiirku soo xareeyay dakhli aad u farabadan oo aan looga baran wasiiradii ka horeayay siga

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com