Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID ayaa masuul cusub u magacaabay Gobolka Maroodijeex warsaxafadeed MAANTASOMALILAND soo gaadhay aaya sidan u qornaa.

 

Hargeysa(MAANTASOMALILAND) Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID  ayaa masuul cusub u magacaabay Gobolka Maroodijeex warsaxafadeed MAANTASOMALILAND soo gaadhay aaya sidan u qornaa.

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka

UCID

Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأفة

REF /UCID /930/ 2013                                                                            Date, 20/10 /2013

 

Ku :Md, faysal Abiib Gudhane                                                                 Hargeisa

Ujeedo: Xil Magacaabis

Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la magacaabo Gudoomiyaha  Gobolka M/JEEX  ee Xisbiga UCID,

Markuu Xisbiga UCID ku qancay kartida iyo hawlkarnimadiisa waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 20/10/2013 u magacaabay Gudoomiyaha Gobolka M/jeex ee Xisbiga UCID Md, FAYSAL ABIIB GUDHANE.

Isla markaana la faray in hawshiisa si dhakhso ah u bilaabo kana soo baxo waajibaadka loo igmaday.

waxaanu Illaahay uga baryaynaa in uu  u fuduudeeyo xilka  loo dhiibay

 

ALLA                        MAHAD                      LEH

Gudoomiyaha Xisbiga UCID

Eng Faysal Cali Waraabe

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com