Hargaysa(msl)Ciidanka qaranka jamuuriyada somaliland ee baryahanba ku sugnaa deegaanka taleex ayaa xalay kasoo guuray,kuwaas oo kusoo noqday Saldhigyadii ay markii hore ka ruqaan sadeen.
Wararka goobtaasi kasoo baxaya Ayaa sheegaya in Ciidanka uga soo baxeen 150 askari oo wasiirka madaxtooyada somaliland sheegay in ay xukuumadu hubayn doonto si ay u ilaashadaan deegaankooda.
Saraakiisha Ciidanka qaranka iyo Xukuumadda Somaliland wali kamay hadal soo guuritaanka Ciidanka, hase yeeshee waxay u muuqataa in Qorshe cad Xukuumaddu kaga soo guurtay maadaama ay ka eriday Kooxdii Khaatumo ee shirka wadatay.
Nin sheegtay in uu ka mid yahay Aqoonyahanka Degmadda oo saaka BBC-da la hadlay ayaa Somaliland ugu baaqay inay Ciidanka ka dul qaado,