….Xidhiidhiyaha Qaramadda Madoobay Uqaabilsan Arimaha Aadaminimada Iyo Dib U Dejinta Mark Bowdan Oo Maanta Socdaal Ku Yimi Magaalada Burco. Burco(maantasomaliland) Mar.20, 2011 –
……. Xidhiidhiyaha Qaramadda Madoobay Uqaabilsan Arimaha Aadaminimada Iyo Dib U Dejinta Mark Bowdan Oo Maanta Socdaal Ku Yimi Magaalada Burco. Burco(maantasomaliland) Mar.20, 2011 – Subaxnimadii maanta abaaro tobankii subaxnimo ayaa Mr. Mark Bowden oo ah masuulka qaramda midoobay u qaabilsan xidhiidhka arimaha Bani aadan-nimada ee Soomaliland iyo Soomaliya uu ka soo degay gegida diyaaradaha ee magaalada Burco. Mr. Bowden ayaa ugu horeyn socdaalkan soo kormeeray xarumaha dadka gudaha dalka ku bara- kacsan oo ay ka mid ahaayeen xaafadda Koosaar iyo Xaaafadda Cali Xuseen waxaanu isu duwuhu si gaar ah uu u booqday Cusbitaalka Degmadda Koosaar iyo Saldhiga Booliska iyo Dugsiga Hoose & Dhexe ee isla Degmadaasi. Mar uu ka warbixnayey socdaalkiisan Mr Mark Bowden waxa uu si gaar ah u taabtay in uu ku wajahan yahay kormeeridda mashaariic ballaadhan oo qaramada midoobay ay ka wadaan Gobolka Togdheer, iyo in uu xaqiijiyo in taakulayntaasi ay gaadhi dadkii loogu talagalay iyo sidii ugu haboonayd. Mr Bowden ayaa warbixino ka dhagaysatay dadka ku dhaqan degmadda Koosaar iyo siddoo Kale Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Iyo Degmadda , waxa sidoo kale uu u kuurgalay nolosha dhabta ah ee ka jirta xaafaddaas isaga oo galay buulasha iyo jiingadaha ay dadku ku nool yihiin, waxaana uu intaasi kadib booqashadiisa uga sii talaabay dhinaca Xarunta Booliska Magaladda Burco, Jeelka wayn ee Burco ,Xarunta Dowladda Hoose ee Degmadda Burco , Taliyaha Ciidamadda Booliska ee Gobolka Mr. Saleban Ducaale dhago-cadde ayaa dhaliil u soo jeediyay hayaddaha Qaramadda Midoobay, waxaanna uu Mark Bowden uga baaqay inay wax ka qabtaan ……. Xidhiidhiyaha Qaramadda Madoobay Uqaabilsan Arimaha Aadaminimada Iyo Dib U Dejinta Mark Bowdan Oo Maanta Socdaal Ku Yimi Magaalada Burco. Burco(maantasomaliland) Mar.20, 2011 – Subaxnimadii maanta abaaro tobankii subaxnimo ayaa Mr. Mark Bowden oo ah masuulka qaramda midoobay u qaabilsan xidhiidhka arimaha Bani aadan-nimada ee Soomaliland iyo Soomaliya uu ka soo degay gegida diyaaradaha ee magaalada Burco. Mr. Bowden ayaa ugu horeyn socdaalkan soo kormeeray xarumaha dadka gudaha dalka ku bara- kacsan oo ay ka mid ahaayeen xaafadda Koosaar iyo Xaaafadda Cali Xuseen waxaanu isu duwuhu si gaar ah uu u booqday Cusbitaalka Degmadda Koosaar iyo Saldhiga Booliska iyo Dugsiga Hoose & Dhexe ee isla Degmadaasi. Mar uu ka warbixnayey socdaalkiisan Mr Mark Bowden waxa uu si gaar ah u taabtay in uu ku wajahan yahay kormeeridda mashaariic ballaadhan oo qaramada midoobay ay ka wadaan Gobolka Togdheer, iyo in uu xaqiijiyo in taakulayntaasi ay gaadhi dadkii loogu talagalay iyo sidii ugu haboonayd. Mr Bowden ayaa warbixino ka dhagaysatay dadka ku dhaqan degmadda Koosaar iyo siddoo Kale Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Iyo Degmadda , waxa sidoo kale uu u kuurgalay nolosha dhabta ah ee ka jirta xaafaddaas isaga oo galay buulasha iyo jiingadaha ay dadku ku nool yihiin, waxaana uu intaasi kadib booqashadiisa uga sii talaabay dhinaca Xarunta Booliska Magaladda Burco, Jeelka wayn ee Burco ,Xarunta Dowladda Hoose ee Degmadda Burco , Taliyaha Ciidamadda Booliska ee Gobolka Mr. Saleban Ducaale dhago-cadde ayaa dhaliil u soo jeediyay hayaddaha Qaramadda Midoobay, waxaanna uu Mark Bowden uga baaqay inay wax ka qabtaan cabashadooda ah in mashruucyo loo dib u habayn ah looga fuliyo xarunta qaybta booliska sidda meelo ay ciidanku seexdaan oo kale. Mr Mark Bowden oo la waydiiyay bal inta uu joogayo magaladda Burco ayaa sheegay inay isla galabtaba dib ugu laabanayaan magaladda Hargaysa, waxaana uu siddoo kale sheegay in aanay hadda qorshaha ugu jirin inuu tago goboladda kale ee bariga Somaliland. Mr Mark Bowden ayaa siddoo kale waxaa socdaalkiisa ku Wehelinayay Saraakiil sare sare oo Ka Tirsan Hayaddaha UNICEF, UNCHR, RDO, UN HABITAT, OCHA . Waxaanu isu duwuhu uu balan qaaday in inay hayadda qaramadda midoobay UNDP ay iman doonto magaladda Burco maadaama ay tahay Xudunta wadanka Somaliland. Waa markii ugu horesay ee magaalada Burco uu yimaado masuul heer-caalim ah oo ka socda hay’adda qaramada midoobay. Waxaanay arintani ku soo beegantay iyadoo ay jiraan abaaro ba’an oo ku habsaday dalka guud ahaan , gaar ahaana si xoog leh u saameeyay gobalka togdheer oo gaadiidkii xammuulka ahaa oo dhan la saaray weelka biyaha lagu qaato, oo xattaa ay ku jiraan rabbadhada biyaha celiya. Iyadoo ay arintani imaanshaha isuduwuhu ay muujisay yididiilo, ah in qaramada midoobay iyo hay’adaha caalamiga ah ay danaynayaan gobolka togdheer. nuur cabdi maantasomaliland.com burco cabashadooda ah in mashruucyo loo dib u habayn ah looga fuliyo xarunta qaybta booliska sidda meelo ay ciidanku seexdaan oo kale. Mr Mark Bowden oo la waydiiyay bal inta uu joogayo magaladda Burco ayaa sheegay inay isla galabtaba dib ugu laabanayaan magaladda Hargaysa, waxaana uu siddoo kale sheegay in aanay hadda qorshaha ugu jirin inuu tago goboladda kale ee bariga Somaliland. Mr Mark Bowden ayaa siddoo kale waxaa socdaalkiisa ku Wehelinayay Saraakiil sare sare oo Ka Tirsan Hayaddaha UNICEF, UNCHR, RDO, UN HABITAT, OCHA . Waxaanu isu duwuhu uu balan qaaday in inay hayadda qaramadda midoobay UNDP ay iman doonto magaladda Burco maadaama ay tahay Xudunta wadanka Somaliland. Waa markii ugu horesay ee magaalada Burco uu yimaado masuul heer-caalim ah oo ka socda hay’adda qaramada midoobay. Waxaanay arintani ku soo beegantay iyadoo ay jiraan abaaro ba’an oo ku habsaday dalka guud ahaan , gaar ahaana si xoog leh u saameeyay gobalka togdheer oo gaadiidkii xammuulka ahaa oo dhan la saaray weelka biyaha lagu qaato, oo xattaa ay ku jiraan rabbadhada biyaha celiya. Iyadoo ay arintani imaanshaha isuduwuhu ay muujisay yididiilo, ah in qaramada midoobay iyo hay’adaha caalamiga ah ay danaynayaan gobolka togdheer. nuur cabdi maantasomaliland.com burco