Hargeysa (maantaSomaliland)- Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta ansixiyay xeerka Ha’yada Abaabul kasaarka qaranka oo muddo hor yaalay.
Hargeysa (maantaSomaliland)- Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta ansixiyay xeerka Ha’yada Abaabul kasaarka qaranka oo muddo hor yaalay.
Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada oo uu Guddoominayay Guddoomiye C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) waxa madasha fadhiyay 55 Xildhibaan oo ka mid ah 82-ka Mudane ee Golahaasi ka kooban yahay.
Waxa ogolaaday meel marinta xeerka Ha’yada abaabul ka saarka Qaranka 50 Mudane. Halka 3 Xildhibaan Aamuseen, waxa diiday Hal Mudane, Gudoomiyuhuna aanu codayn.
Waxa kale oo maantaba goluhu gudo galeen xeerka kala xadaynta Gobolada iyo degmooyinka dalka, waxaana halkaasi doodooda la xidhiidha xeerkaasi ka soo jeediyay 12 Xildhibaan oo ka tirsan Aqalka Wakiilada.
maxameddhukur
hargaysa