Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Furay Shirweyne Lagaga Hadlayay La Da) ayaa maanta Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa ka furay shirweynihii koowaad ee culimadda Somaliland, kaasi oo lagaga hadlayo sidii bulshada loogMadaxweyne Ku Xigeenka Oo Furay Shirweyne Lagaga Hadlayay La Dagaalanka Argagixisadda Iyo Cunfiga
Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Furay Shirweyne Lagaga Hadlayay La Da) ayaa maanta Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa ka furay shirweynihii koowaad ee culimadda Somaliland, kaasi oo lagaga hadlayo sidii bulshada loogMadaxweyne Ku Xigeenka Oo Furay Shirweyne Lagaga Hadlayay La Dagaalanka Argagixisadda Iyo Cunfiga Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan C/Raxmaan Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa ka furay shirweynihii koowaad ee culimadda Somaliland, kaasi oo lagaga hadlayo sidii bulshada looga wacyi-gelin lahaa fikradaha xagjirnimada iyo Argagixisada. Shirkan waxa soo qaban qaabisay wasaaradda Diinta iyo awqaafta Somaliland waxaana ka qeyb galaya culimo tiro badan oo ka kala yimid gobolada dalka oo dhan. Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ka hadlay furitaankii shirkaasi wuxuu yidhi “Xukuumadda Somaliland waxa ka go’an ladagaalanka fikirka xag-jirnimadda, Wasaarada Diinta iyo awqaafta waxaanu faraynaa inay soo diyaariyaan barnaamijka loogu tallo galay wacyigelinta dhalinyarada oo odayaal ahaan iyo culimo ahaanba maanta aad ka qeyb qaataan arrintaasi sidii bulshada looga wacyi gelin lahaa. Wixii aad nooga baahataanna xukuumad ahaan diyaar ayaanu idiinla nahay.” “Fal-dambiyeedyada ay sameeyaan kooxo abaabulani khatar kuma aha Somaliland oo kaliya ee waxay khatar ku yihiin dhammaan Geeska Afrika iyo caalamkaba,”ayuu yidhi Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland. Md. Saylici oo hadalkiisa sii watay wuxuu yidhi “Waxa inoo shirkan inoo qoondaysan inaan sanadkan isla meel dhigno macnaha saxda ah ee xagjirnimadda iyo cunfiga. Waana inaan dhammaanteen ka wada shaqaynaa Nabadgelyada dalkeenna Somaliland.” “Sidaan la socono October 2008-dii waxa magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ka dhacay qarax argagixiso kaasi oo marka laga yimaado dhimashadii, dhaawacii iyo burburkii inagu keentay u qaadan waa. Markii arrintaasi dhacday xukuumaddii hore ee Somaliland waxay bilowday qorshe lagaga hortagayo xag-jirnimada iyo cunfiga waxaana la bilaabay in ummadda laga dhaadhiciyo ka hortaga cunfiga iyo xag jirnimadda,iyadoo xukuumadda cusubi arrintaasi ka duulaysa waxay sii ambo qaaday sidii loola dagaalami lahaa xagjirnimada iyo cunfiga,”ayuu yidhi Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland. Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed oo ka hadlay shirkaasi ayaa sheegay in dastuurka Somaliland ay gundhig u tahay shareecadda diinta islaamku isla markaana uu burinayo sharci kasta oo ka soo horjeeda shareecadda Islaamka. Wasiirka oo hadlakiisa sii watay wuxuu yidhi “Dalka Somaliland waxa uu ku dhisan yahay ee dastuurkiisu ku salaysan yahay waa shareecadda islaamka, cuulimaddii haddii aad tihiin kuwii shareecadda madaxda dalku u dabo fadhiisanaysay ayaad tihiin. Waxa la idinka sugayaa tallooyin iyo wixii kale ee wax lagu toosinayaba. Waa inaynu muujinaa culimo ahaan waxa dadweynaha iyo dawladeenu inaga sugayso.” Wasiirku wuxuu sheegay in xukuumaddan uu Hoggaaminayo Madaxweyne Axmed Siilaanyo ay soo dhawaynayso Tallo wadaag. Waxa kale oo shirkaasi ka hadlay Maxadaxa xarunta daraasaadka ee magaalada Hargeysa Maxamed Cumar Carte, waxaanu yidhi “Shirweynahan oo ah kii ugu horeeyay ee culimaddu yeelato waxa soo qaban qaabisay wasaarada Diinta iyo Awqaafta, waxaana shirkan lagaga hadli doonaa sadexda cisho ee uu socdo waxyaabaha ku soo kordhay mandaqada ee ay ka mid ka yihiin xag-jirnimada iyo argagixisadda. Waxa haboon in culimaddu ka eegto dhinaca sharciyada islaamka inay waafaqsan yihiin iyo in kale falalka xagjirnimaddu a wacyi-gelin lahaa fikradaha xagjirnimada iyo Argagixisada. Shirkan waxa sooMadaxweyne Ku Xigeenka Oo Furay Shirweyne Lagaga Hadlayay La Dagaalanka Argagixisadda Iyo Cunfiga Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan C/Raxmaan Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa ka furay shirweynihii koowaad ee culimadda Somaliland, kaasi oo lagaga hadlayo sidii bulshada looga wacyi-gelin lahaa fikradaha xagjirnimada iyo Argagixisada. Shirkan waxa soo qaban qaabisay wasaaradda Diinta iyo awqaafta Somaliland waxaana ka qeyb galaya culimo tiro badan oo ka kala yimid gobolada dalka oo dhan. Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ka hadlay furitaankii shirkaasi wuxuu yidhi “Xukuumadda Somaliland waxa ka go’an ladagaalanka fikirka xag-jirnimadda, Wasaarada Diinta iyo awqaafta waxaanu faraynaa inay soo diyaariyaan barnaamijka loogu tallo galay wacyigelinta dhalinyarada oo odayaal ahaan iyo culimo ahaanba maanta aad ka qeyb qaataan arrintaasi sidii bulshada looga wacyi gelin lahaa. Wixii aad nooga baahataanna xukuumad ahaan diyaar ayaanu idiinla nahay.” “Fal-dambiyeedyada ay sameeyaan kooxo abaabulani khatar kuma aha Somaliland oo kaliya ee waxay khatar ku yihiin dhammaan Geeska Afrika iyo caalamkaba,”ayuu yidhi Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland. Md. Saylici oo hadalkiisa sii watay wuxuu yidhi “Waxa inoo shirkan inoo qoondaysan inaan sanadkan isla meel dhigno macnaha saxda ah ee xagjirnimadda iyo cunfiga. Waana inaan dhammaanteen ka wada shaqaynaa Nabadgelyada dalkeenna Somaliland.” “Sidaan la socono October 2008-dii waxa magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ka dhacay qarax argagixiso kaasi oo marka laga yimaado dhimashadii, dhaawacii iyo burburkii inagu keentay u qaadan waa. Markii arrintaasi dhacday xukuumaddii hore ee Somaliland waxay bilowday qorshe lagaga hortagayo xag-jirnimada iyo cunfiga waxaana la bilaabay in ummadda laga dhaadhiciyo ka hortaga cunfiga iyo xag jirnimadda,iyadoo xukuumadda cusubi arrintaasi ka duulaysa waxay sii ambo qaaday sidii loola dagaalami lahaa xagjirnimada iyo cunfiga,”ayuu yidhi Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland. Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed oo ka hadlay shirkaasi ayaa sheegay in dastuurka Somaliland ay gundhig u tahay shareecadda diinta islaamku isla markaana uu burinayo sharci kasta oo ka soo horjeeda shareecadda Islaamka. Wasiirka oo hadlakiisa sii watay wuxuu yidhi “Dalka Somaliland waxa uu ku dhisan yahay ee dastuurkiisu ku salaysan yahay waa shareecadda islaamka, cuulimaddii haddii aad tihiin kuwii shareecadda madaxda dalku u dabo fadhiisanaysay ayaad tihiin. Waxa la idinka sugayaa tallooyin iyo wixii kale ee wax lagu toosinayaba. Waa inaynu muujinaa culimo ahaan waxa dadweynaha iyo dawladeenu inaga sugayso.” Wasiirku wuxuu sheegay in xukuumaddan uu Hoggaaminayo Madaxweyne Axmed Siilaanyo ay soo dhawaynayso Tallo wadaag. Waxa kale oo shirkaasi ka hadlay Maxadaxa xarunta daraasaadka ee magaalada Hargeysa Maxamed Cumar Carte, waxaanu yidhi “Shirweynahan oo ah kii ugu horeeyay ee culimaddu yeelato waxa soo qaban qaabisay wasaarada Diinta iyo Awqaafta, waxaana shirkan lagaga hadli doonaa sadexda cisho ee uu socdo waxyaabaha ku soo kordhay mandaqada ee ay ka mid ka yihiin xag-jirnimada iyo argagixisadda. Waxa haboon in culimaddu ka eegto dhinaca sharciyada islaamka inay waafaqsan yihiin iyo in kale falalka xagjirnimaddu qaban qaabisay wasaaradda Diinta iyo awqaafta Somaliland waxaana ka qeyb galaya culimo tiro badan oo ka kala yimid gobolada dalka oo dhan. Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ka hadlay furitaankii shirkaasi wuxuu yidhi “Xukuumadda Somaliland waxa ka go’an ladagaalanka fikirka xag-jirnimadda, Wasaarada Diinta iyo awqaafta waxaanu faraynaa inay soo diyaariyaan barnaamijka loogu tallo galay wacyigelinta dhalinyarada oo odayaal ahaan iyo culimo ahaanba maanta aad ka qeyb qaataan arrintaasi sidii bulshada looga wacyi gelin lahaa. Wixii aad nooga baahataanna xukuumad ahaan diyaar ayaanu idiinla nahay.” “Fal-dambiyeedyada ay sameeyaan kooxo abaabulani khatar kuma aha Somaliland oo kaliya ee waxay khatar ku yihiin dhammaan Geeska Afrika iyo caalamkaba,”ayuu yidhi Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland. Md. Saylici oo hadalkiisa sii watay wuxuu yidhi “Waxa inoo shirkan inoo qoondaysan inaan sanadkan isla meel dhigno macnaha saxda ah ee xagjirnimadda iyo cunfiga. Waana inaan dhammaanteen ka wada shaqaynaa Nabadgelyada dalkeenna Somaliland.” “Sidaan la socono October 2008-dii waxa magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ka dhacay qarax argagixiso kaasi oo marka laga yimaado dhimashadii, dhaawacii iyo burburkii inagu keentay u qaadan waa. Markii arrintaasi dhacday xukuumaddii hore ee Somaliland waxay bilowday qorshe lagaga hortagayo xag-jirnimada iyo cunfiga waxaana la bilaabay in ummadda laga dhaadhiciyo ka hortaga cunfiga iyo xag jirnimadda,iyadoo xukuumadda cusubi arrintaasi ka duulaysa waxay sii ambo qaaday sidii loola dagaalami lahaa xagjirnimada iyo cunfiga,”ayuu yidhi Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland. Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed oo ka hadlay shirkaasi ayaa sheegay in dastuurka Somaliland ay gundhig u tahay shareecadda diinta islaamku isla markaana uu burinayo sharci kasta oo ka soo horjeeda shareecadda Islaamka. Wasiirka oo hadlakiisa sii watay wuxuu yidhi “Dalka Somaliland waxa uu ku dhisan yahay ee dastuurkiisu ku salaysan yahay waa shareecadda islaamka, cuulimaddii haddii aad tihiin kuwii shareecadda madaxda dalku u dabo fadhiisanaysay ayaad tihiin. Waxa la idinka sugayaa tallooyin iyo wixii kale ee wax lagu toosinayaba. Waa inaynu muujinaa culimo ahaan waxa dadweynaha iyo dawladeenu inaga sugayso.” Wasiirku wuxuu sheegay in xukuumaddan uu Hoggaaminayo Madaxweyne Axmed Siilaanyo ay soo dhawaynayso Tallo wadaag. Waxa kale oo shirkaasi ka hadlay Maxadaxa xarunta daraasaadka ee magaalada Hargeysa Maxamed Cumar Carte, waxaanu yidhi “Shirweynahan oo ah kii ugu horeeyay ee culimaddu yeelato waxa soo qaban qaabisay wasaarada Diinta iyo Awqaafta, waxaana shirkan lagaga hadli doonaa sadexda cisho ee uu socdo waxyaabaha ku soo kordhay mandaqada ee ay ka mid ka yihiin xag-jirnimada iyo argagixisadda. Waxa haboon in culimaddu ka eegto dhinaca sharciyada islaamka inay waafaqsan yihiin iyo in kale falalka xagjirnimaddu