Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Ciyaaryahanka caalamka ugu qaalisan C. Ronaldo ayaa maanta 30 jrisaday, iy adoo xaflada dhalashadiisana ay ka soo qeyb galeen 3000 , oo oo ka mid yiih ciyaaryahanada ay kooxda u wada ciyaaran

Ciyaaryahanka caalamka ugu qaalisan C. Ronaldo ayaa maanta 30 jrisaday, iy adoo xaflada dhalashadiisana ay ka soo qeyb galeen 3000 , oo  oo ka mid  yiih ciyaaryahanada ay kooxda u wada ciyaaran , qoyskiisa , iyada oo xafladu ka dhacday La Finca oo ah guri nooca raaxada ah oo  Ronaldo ku leeyahay magaalada Madrid .
waxa aaynu eegi doona sooyaalka taariikheed ee Ronaldo  iyo guulihii ugu muhiimsanaa
A young Ronaldo growing up in PortugalRonaldo playing for Sporting Lisbon
Ronalod ayaa safarkiisa ciyaareed ka soo bilaabay kooxda reer Portugal ee PortoRonaldo joined Manchester United in 2003 at the same time as Brazilian midfielderKleberson
Ronaldo ayaa ku soo biiray kooxda Manchester United 2003 isaga iyo ciyaaryahankii reer Brazil ee Kleberson
Ronaldo had a good relationship with Manchester United manager Sir Alex Ferguson

Ronaldo aya ku guulaystay kalsoonid Sir Alex Ferguson isaga oo noqday bedelkii David Bechan  oo wakhtigaas ka tagey kooxd Manchester United kuna biiray kooxda Real Madrid , wakhtigaas wixii ka danbeeayay Ronaldo sharaftiisa iyo magaciisuba kor ayay u sii kacayeen .
Ronaldo helped Manchester United win the FA Cup in 2004 when they beat Millwall in Cardiff
Ronaldo ayaa ka caawiey kooxda Manchester United inay ku guulasuyto FA cup 2004 , kaas o guushi ugu horeeayay e eku hogaamiyo kooxda Manchester United .
Ronaldo won three Premier League titles in his time at Manchester United
Ronaldo ayaa ku guulaystay kooxda Manchesster United saddex horyaal

Ronaldo also helped Manchester Untied win the Champions League by beating Chelsea in Moscow in 2008
Ronaldo ayaa kooxda Manchester United u horseeday inay ku guulaysato horyaalka Championka 2008 iyadoo Mosco kaga adkaatay kooxda Chelsea

Ronaldo got his hands on the Champions League for the first time while at Real Madrid
Ronadlo ayaa kooxda Real Madrid  ku hogaamiay 2013 inay  ku guulaysato horyaalka Championka

Ronaldo celebrates winning the Ballon D'or for the second successive year

Ronaldo  ayaa ku guulasytay  laba jeer oo is xigta  Ballon d’or Iisaga oo guud ahaan haysta saddex abaal marinood oo nooocan ah f

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com