Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Sheekh Caalim Ah Oo Todobaad Hargeysa Ugu Xidhan Dhaqan Xumo Iyo Fawaaxish Lagu Sameeyo Masuul Xukumadda Silanyo Ka Tiran Hotelkiisa Oo Uu Sheegay.

Sheekk Aadan Cabdiraxman Warsame oo ka mid ah culimada wawayn ee somaliland ayaa todobaad ugu xidhan xarunta CID-da masuuliyiin xilal ka haya xukuumadda silanyo,
kadib markii uu shaaciyey dhaqan xumada iyo fawaaxishka lidiga ku ah diin teena iyo dhaqan keena suuban oo lagu sameeyo Hoteelka Guddomiyaha Hay`adda Abaabul ka saarka qaranka Jamaal Caydiid,oo ku yaalla degmadda Axmed Dhagax ee magalada Hargeysa.
,waxaana loo xidhay qaab juujuub ah oo ka baxsan milgaha iyo karamada qofka bani aadamka ah,siiba culimadda oo ah dadka diinta xambaarsan,sheekhan ayaa sidoo kale ahaa shaqsigii ugu horeeyay ee ogaaday hay`adii fidin jirtay diinta kiristaankaee lo odhan jiray NNM,taasi oo aakhirkii xukuumadda silanyo dalka ka mabnuucday.
Dhinaca kale culimadda somaliland ayaa falkan aad u cambaareeyay waxaana ay xukuumadda silanyo iyo masuuliyiinta uu u xidhanyahay sheekhu ugu baqeen in deg deg bilaa shuruud loo sii daayo.siday ku baahiyeen telefishanka bulsho tv
o

Qarni news
xigash

SOURCE QARNINEWS

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com