Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

NATIIJADA CIYAARAHA GOBALADA EE MAANTA LA CIYAARAY

(maantasomaliland)ciyaarta dhex martay gobalada saanag iyo sool ayaa ahay mid werar iyo werar celisa oo labaada kooxod ba ay iska ilaalinayeen in gool laga dhaliyo .
ciyaarta ayaa ahad mid xiiso galisa dhamaan daawadyasha .
gaba gaabadi ciyaarta ay ku dhamaatay baraajo hal iyo hal ah/1:1

sidoo kale waxa iyaguna ciyaar dhex martay gobalada saaxil iyo gabiley .
ciyaarta oo ku soo dhamaatay 4:1 oo guushu raacday gobalka gabiley

kala soco shabkaada calaamiga ah ee maanta somaliland.com ciyaaraha gobalada

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com