Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Gabilay27/4/2011 (maantasomaliland.com)-Maxkamadda gobolka Gabilay ayaa maanta Xukuntay Cabdi Iimaan Taani oo lagu helay inuu juwano been abuur ah oo uu cashuur kaga guri jiray dadweynaha ku dhaqan magaalada Gabilay.

Gabilay27/4/2011 (maantasomaliland.com)-Maxkamadda gobolka Gabilay ayaa maanta Xukuntay Cabdi Iimaan Taani oo lagu helay inuu juwano been abuur ah oo uu cashuur kaga guri jiray dadweynaha ku dhaqan magaalada Gabilay. Ninkani wuxuu ka tirsanaa shaqaalaha cashuuraha ee dawlada Hoose ee Gabilay.
Maxkamadda Gabilay waxay ku xukuntay sanad iyo badh xadhig ah oo aan iib lahayn iyo inaanu shaqo dambe oo dawladeed qabanin.
Maxkamadu kale oo ay amartay inuu bixiyo lacagtii uu lunsaday oo ku dhow toban Milyan oo shilinTallaabadani waxay noqonaysaa xukunkii ugu adkaa ee sanadahan ay Maxkamadaha dalku ku xukumanaan Hawl wadeenadda laamaha dawlada ee xalaashaday musuqmaasuqa .

xuseen xarbi
hargaysa

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com