Daawo Sheekh Aadan Siiro Iyo Khudbadiisii Jimcaha Oo Uu Ku Soo Qaatay Go’aankii Xukuumaddu Ka qaadatay Dadka Soo Galootiga Ah + Video.
Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray “Aadan Siiro” ayaa maanta khudbadiisii Salaadda Jumcaha oo dheerayd qayb ka mida kusoo qaatay kooxo uu sheegay in ay dalka u heshiiyeen iyo go’aankii xukuumadda Somaliland ka qaadatay xakameynta dadka soo galootiga ah.
Sheekha oo sida caaddiga ah khudbadihiisa Jumcaha kusoo qaata xaaladaha xilligaa taagan ee bulshadu aad u hadal hayso, ayaa tii maantu iyada oo maqal iyo muuqaal ah u dhacday sidan ee daawasho haboon: