Daawo Taliska Ciidankii Qaranka Somaliland Oo Difaacii Dalka Deeqna Ku Darsaday Dadka Abaaruhu Saameeyeen.
kulan dareen badan oo maanta ka qabsoomay Xarunta Miiska Saraakiisha JSL ayaa sida uu kaga warbixiyey Xoghayaha Guud ee Golaha Wasiirrada JSL ahna Xoghayaha Guddida Taakulaynta abaaraha Sharmake Geelle ku sheegay in Ciidanka Qaranku Guddida Heer qaran ee taakulaynta abaaraha ku wareejiyeen deeq lacageed oo dhan 226,000,000 SL/SH “Laba Boqol iyo Lix iyo Labaatan Malyan oo Somalilan Shiling ah”
Haddaba si aad u daawato faahfaahinta warkaas fadlan halkan ka daawo: