Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Warbixin Si faahfaahsan uga waramaysa Waxyaabo ay ka wada hadleen Madaxwaynaha somaliland iyo dhigiisa jabuuti ayaa dhawaan lagu Baahiyay Jariirada Wayn ee Indian Oecean News Letter taasi oo daaha ka rogaysa Colaadaha isa soo taraya ee Madaxwayne Geelle u hayo Qadiyada iyo Qaranimada Somaliland warbixintaasi oo aanu soo turjunay ayaa waxa uu nuxurkeedu ahaa sidan:

 

 (-maantasomaliland.com)( Warbixin Si faahfaahsan uga waramaysa Waxyaabo ay ka wada hadleen Madaxwaynaha somaliland iyo dhigiisa jabuuti ayaa dhawaan lagu Baahiyay Jariirada Wayn ee Indian Oecean News Letter taasi oo daaha ka rogaysa Colaadaha isa soo taraya ee Madaxwayne Geelle u hayo Qadiyada iyo Qaranimada Somaliland warbixintaasi oo aanu soo turjunay ayaa waxa uu nuxurkeedu ahaa sidan:

“ugu yaraan laba Mawduuc oo Xasaasiya ayaa ay ka wada hadleen intii lagu gudo jiray Kulankii bishii November 27,2011 kaasi o u dhexeeyay Madaxwaynaha Jabuuti ismaaciil Cumar Geelle iyo dhigiisa Somaliland.

Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Dhigiisa Dalka jabuuti Ismaaciil Cumar Geele (IOG) ayaa isku mari waayay laba qodob oo ismaaciil Cumar Geele usoo jeediyay Madaxwayne Siilaanyo kuwaasi kala ahaa in Madaxwayne Siilaanyo ka qayb galo shirka London ka dhigi doona ogolaadana wax kasta oo ka soo baxa shirkaasi iyo in Muwaadiniinta Reer Somaliland ee usoo safraya Jabuuti ay soo qaataan Baasaboorka Somaliya, maxaa yeelay Baasaaboorka Somaliland oo noqday mid aan illaa hadda Caalamku Aqoonsanayn.

Madaxwayne Siilaanyo ayay Arintaasi ku noqoday Amakaag uu qaadan waayay, waxaanu ku gacan saydhay inuu Aqbalo arintaasi uu soo jeediyay dhigiisa jabuuti, laakiin Wuxuu ucadeeyay inuu Shirka ka qayb gali doono laakiin uuna Aqbali doonin haddii ay ka soo baxaan wax Somaliland lidi ku ah, Waxaanu aad ula yaabay in Baasaaboorka Somaliland ay diido jabuuti isaga oo la sheegay inuu ku wargaliyay markii uu hargeysa ku soo laabtayTaliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Maxamed Cusmaan Caalin in jabuuti ay ka baxday heshiiskii ahaa in Baasaaboorka Somaliland lagu galo dalkeeda.

Arintan ayaa ka mid noqonaysa Cadaawadaha isa soo taraya ee Dawlada jabuuti ay ku doonayso inay wiiqdo Jiritaanka Qaranimada Somaliland oo ay u Aragto mid Dhaawacaysa dhaqaalaheeda iyo Dawladnimadeeda labaatan jirsatay.

Halkan ka akhri Warbixinta oo ku Qoran Af ingiriisi.

No red carpet for Silanyo
At least two sensitive subjects were discussed during the meeting on November 27, between Djibouti President Ismail Omar Guelleh and his counterpart from Somaliland.

The President of Somaliland, Ahmed Mohamed Mahamoud known as Silanyo, and his Djibouti counterpart Ismaïl Omar Guelleh (IOG) agreed to disagree on two points at the outcome of their meeting, held on 27 November during Silanyo’s visit to Djibouti. According to a source close to Silanyo, IOG had strongly suggested that he should attend the future conferences on the reconciliation of Somalia and accept their conclusions whatever they be. IOG also asked Silanyo to order the officials in his government to henceforth use a Somalian passport for travel to Djibouti, because the Somaliland passport accepted up to now is not recognised by the international community.

President Silanyo was shaken by IOG’s warning shots, but did not sway. He said that he would accept to participate in the Somalia reconciliation talks but refused to endorse the results of these talks in advance. Secondly, he declared that he was surprised by IOG’s backtracking on Somaliland passports, which Djibouti had recognized up to then.

However, as soon as he was back in Hargeisa, President Silanyo informed in writing the head of immigration, Mohamed Osman Alin, that the Djibouti government would no longer accept Somaliland passports. 

maantasomaliland.com

rasna maxamed faarax

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com