Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Guddoomiyaha Guurtida Somaliland oo Sheegay In Madaxweyne Muuse Biixi Afka Dhowrayo In Uu Cadeeyo In Aanay Dalka Ka Qabsoomayn Doorashooyinku

Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo maanta shir-guddoominayay kal-fadhigii 67aad ee golahaasi ayaa waxa uu cadeeyay in Madaxweyne Muuse Biixi afka ka dhowrayo in uu cadeeyo in aanay qabsoomayn doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanku.

Dhinaca kale Gudoomiye Saleebaan ayaa waxa uu si adag uga Hadley dagaal beeleedka deegaanka dhumay ee koonfurta gobolka Sool ku dhexmaray labada beelood ee walaalaha ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com