Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

“ Dalkii Qoqob Ayaa Ka Dhacay …” Fanaan Maxamed BK + [ Muuqaal ]

Fanaanka Maxamed BK Oo ku sugan magaalada Burco ayaa waxaa uu ka war bixiyey ujeedka safaro uu ku maraayey qaar ka mid ah gobalada Dalka oo uu dadka kaga wacyi galinaayey qabyaalada

Fanaanka ayaa sheegay in Somaliland maanta qoqob ka dhacdey taas oo ay dadkiina qeybyalaadi ka dhigteen wax ay si rasmi ah ugu dhaqmaan waa sida uu hadalka u dhigaye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com