Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Siyaasi Cali Cantar oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu si kulul uga jawaabey hadalo dhawaan ka soo yeedhay gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Hadaladan ka soo yeedhay Gudoomiye Faysal ayaa ahaa kuwo la xidhiidhay Boqor Burhan , waxaana uu Cali Cantar ku baaqay in Faysal Cali Waraabe tolkii ka qabtaan hadii ay yahiin Beelaha Darood hadii kale na ay iyagu iska qaban doonana Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Siyaasi Cali Cantar oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu si kulul uga jawaabey hadalo dhawaan ka soo yeedhay gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe

Hadaladan ka soo yeedhay Gudoomiye Faysal ayaa ahaa kuwo la xidhiidhay Boqor Burhan , waxaana uu Cali Cantar ku baaqay in Faysal Cali Waraabe tolkii ka qabtaan hadii ay yahiin Beelaha Darood hadii kale na ay iyagu iska qaban doonana

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com