Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

maxaxwaynaha somaliland oo booqday askartii shalay dhawacantay

msl/Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Dr. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu saaka dhakharka weyn ee caasimada Hargeysa ku booqday dhaawacii shalay ku dhawacmay shilkii baabuur ee ka dhacay wada u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera kaas oo ay ku dhinteen 5 ruux halka dhawacii ka dhashay shilkaasna lagu dawaynayo dhakhtarka weyn.

Madaxweynuhu waxa uu saaka qof qof u soo booqday dhaawaca ku sugan Cusbitalka weyn waxaanu madaxweynuhu soo kormeeray waadhadhka ay ku sugan yihiin dhaawacyadu isaga oo soo arkay 4 askari oo iyaga ay xaaladoodu aad u culustahay oo kuwaas oo ku sugnaa qolka gargaarka degdega ah ee cusbitaalka.

Ka dib madaxweynuhu waxa uu ku soo laabtay Qasriga madaxtooyada isaga oo lug ku yimid xafiiskiisa madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland.
by dhadherer

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com