Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Agasimaha waxbarashada gaarka ah ee wasaarada waxbarashada oo ka waramay xaalada waxbarashada gaarka ah

Agasimaha waxbarashada gaarka ah ee wasaarada waxbarashada oo ka waramay xaalada waxbarashada gaarka ah

Hargeisa(msl) agaasimaha waxbarashada gaarka loo leeyahay ee wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare mudane muuse maxamed shide ,ayaa ka warbixiyey xaladda waxbarashada gaarka ah ee Somaliland ,

Agaasime shide oo maanta waraysi khaasa siiyey wargeyska madaxa banan ee hubaal ,waxa uu ka warbixiyey wax-yaabaha u qabsoomay mudadii uu agaasimaha ka ahaa xafiiskan ,isagoo sheegay in uu xafiisku jirey mudo laba sano ah ,mudadaana ay tiro koob ku sameeyeen dugsiyada gaarka looleeyahay kuwo sare iyo kuwo hoose dhexe tiradooda iyo waliba magacyadooda,sadexda gobol ee maroodi-jeex awdal iyo togdheer islamarkaana sheegay in ay gobolada kalena tiro koobka ka samayn doonan sanadan fooda inagu soo haya.

Agaasimuhu waxa kale oo uu sheegay in ay dugsiyada gaarka looleeyahay isugu jiraan ,kuwo imtixaanadka lagala dugsiyada dawlada,halka kuwa kalena ay hoostagaan wadamada ay man-hajkooda qatan,isagoo intaa ku daray in ay jiraan mucaawinooyin dibada laga soo qaado in waxloogu qabto dad danyar ah ama guryo loogu dhiso oo dugsiyo lugu dhistay ,islamarkaana ay ogyihiin halka ay ku yalan iyo halka laga keenay.

by xuseen xarbi

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com