Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

war deg deg ah oo ku saabsan kacdoon ka dhan ah hadlkii wasiirka maaliyada ee maanta oo ka dhacay magaalada bali gubadle

xiisad aad u kuluul ayaa ka dhalatay magaalada bali gubadle ee gobalka hawd caawa taasi oo ku saabsanayd hadlkii wasiirka maaliyada uu maanta yidhi qaadkii meel qaldan ayuu maray sidaa waxaa caawa noo cadeeyay siciiid yuusuf adan garow oo ah gudoomiyaha gobolka howd ee dhalinyarada iyo dhaqamed axmed abdilaahi tuge
dhanka kale shacbigan oo caawa isu soo baxay ayaa ka kacay hadalka wasiirka samaale ee ahaa qaadkii meel qaldan ayuu maray oo cashuurtii meel qalada ayay martay ,iyagoo ku tlmaamay qabyaalad uu wasiirku ku kacay isagoou hadlay deegaankiisa kalabaydh.
sidookale odayaasha deegaankaassi ayaa galay shir deg deg ah caawa sida uu xaqiijiyay warye halkaasi noogu sugani warkan oo faahfaahsan goor dhaw kala soco shabakada caalamiga ee maanta somaliland .com
xuseen xarbi
hargaysa
office

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com