Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Murashaxiin ku hadhay daoorashadii golaha deeganka oo si kulul uCambaareeyey Gudoomiyaha Komishanka Doorashaayinka.

Qaarka mida murashaxiintii ku hadhay doorashadii golayaasha deeganka oo maanta shirjaraa,id ku qabtay maanta magalada hargeisa,ayaa waxa ay si kulul u cambaareeyean hadalo ka soo yeedhay gudoomiyaha komishanka qaranka mudane ciise xamari,sida ay sheegeen.
Gudoomiye xamari oo ay saaka wargaysyada ka soo baxa hargeisa bogaga hore kaga qornaa hadalo uu ku sheegayo in ay doorasho xor iyo xalaalii ka dhacday Somaliland,taasay ku tilmaameen mid xaqiiqda ka fog.
Sadexdan murashax oo ka sharanaa xisbul xaakimka ayaa waxa ay kala ahaayeen,
Axmed Cali Dable,Khadar Sheekh ibaahim Dugsiiye iyo Cabdiqaadir Jibriil Shabeel .
By dhadhere/hargeisa /somalilandlive office.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com