Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa dhirbaaxo kulal ku dhuftay Maleeshiyaadka Maamulka Puntland ee Soomaaliya,ka dib markii Wasiirka Waxbarashada Punland isku dayay in uu socdaal ku yimaado deegaanka Carmala

Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa dhirbaaxo kulal ku dhuftay Maleeshiyaadka Maamulka Puntland ee Soomaaliya,ka dib markii Wasiirka Waxbarashada Punland isku dayay in uu socdaal ku yimaado deegaanka Carmala.

Ciidanka Qaranka ayaa khasaare culus gaadhsiiyay Maleeshiyaadka Punland ee duulanka ku soo qaaday deegaanka Carmala waxaana dagaalkaa kaga dhintay maleeshiyaadka maamulka Punland saddex Askari sida warbaahinta u sheegay Wasiir ku Arimaha gudaha Punland Muuse Deeq halka khasaare dhaawacna uu jiro.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com