Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

qalinkii by cabdiraxmaan axmed”Siyaasi Cabdishakuur Waxa Uu Somaliland Immika Laga Bilaabo Ugu Jiraa Booskii Alle Ha U Naxariistee General Mohamed Faarah Aideed Ugu Jiray Jabhadii SNM Wakhtigii Halganka,

qalinkii by cabdiraxmaan axmed

Siyaasi Cabdishakuur Waxa Uu Somaliland Immika Laga Bilaabo Ugu Jiraa Booskii Alle Ha U Naxariistee General Mohamed Faarah Aideed Ugu Jiray Jabhadii SNM Wakhtigii Halganka, Cabdishakuur Waa Siyaasi Aan Cuqdad Badan U Qabin Somaliland Iyo Jiritaankeeda, Muhiim Siyaasadeed Baanan U Arkaa In Wax Lala Sii Deal-gareeyo Maadaamuu Bari Madaxwayne Ka Noqon Karo Soomaaliya, Sawirkaa Cabdishakuur Ee Dhaawacu Ka Muuqdo Markaa Dawladda Farmaajo Ayaa Gacanta Ka Jabisay Markaa Sawirka Laga Qaadayna Maxakamad Farmaajo Geeyay Ayuu Fadhiyaa, General Aideed Ayaa Ahaa Ninkii Daaquudkii Siyaad Bare Xamar Ka Saaray, Kadib Kulan Aideed Iyo Madaxdii SNM Balligubadle Ku Dhexmaray, Halkaas Oo Generalka Lagu Siisiiyay Talooyin Ku

Saabsan Inuu Jabhad Hubaysan Kaga Dhawaaqo Koonfurta Soomaaliya Gaar Ahaan Magaalada Muqdisho Hub Iyo Saanad Milaterina fartaa Laga Saaray, Aideed Sidii Buu Yeelay Siyaad Barena Madaxuu Dhulka Ugu Dhuftay, General Aideed Tiisii Bay Noqotee Haddii Uu Maanta Noolaan Lahaa Muqdisho Sidaa May Ahaateen, Ciyaalkii Siyaad Adeerka U Ahaana Siday Doonaan Xamar Iyo Beeshu Ka Dhashay Ee Hawiye Ka Muuyeeleen, Waxaanan Ogahay In Somaliland Iyo Soomaaliyana Dhinacuun U Kala Dhici-lahayd”

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com