Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Ciidamada booliska somalilnd oo soo Ban dhigay khamri ay gacanta ku dhigeen.

(msl-Hargeysa)Ciidanka boliska Somaliland ayaa warbaahinta u soo bandhigay 30 Shirri kaan oo khamriya una dhigma 900 oo litir,Taliyaha ciidanka boliska jamhuuriyada Somaliland Cabdilhi fadal Iman ayaa sheegay in ay saaka hawl gal ay sameeyeen ku soo Qabteen gaadhi noo ciisuyahay ZUKI-ZUKI iyo laba Nin Oo Ku edaysan in ay ku sideen gaadhiga .
Taliye Fadal ayaa sheegay in ay muddo ku daba jireen Cida faraha kula jirta Arrintan isla markaana ay hor keeni doonan caddaalada
Si kastaba ha ahaatee waa mid ku soo noq noqota Somaliland hase yeeshee waxa lasheegaa in uu wadanka soo galo mid ka badan inta gacanta lagu dhigo ka soo ka soogala dhinaca Itoobiya.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com