Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Kulankiii Xukuumada Iyo Beesha Ciise Oo Burburay

(mSL.Saylac)- Kulan la doonayay in xal loogu raadiyo khilaafka maamul ee ka aloosan Magaalada Saylac, ayaa guuldaro ku dhamaaday maanta.

Kulankan oo ay saaka wada yeesheen wasiirka arrimaha gudaha iyo xubno ka socday beesha Ciise , ayaa lagula kacay , markii dhanka xukuumada soo jeedisay in beeshaas ay qaadato jagada maayar ku xigeenka .

Wasiirka arrimaha gudaha Maxamed Nuur Caraalle (Duur), oo guriga uu ka degan yahay Magaalada Saylac shir jaraa’id ku qabtay, ayaa sheegay in beesha Ciise ay si weyn u qaadacday soo jeedintii xukuumada.

“ Kulan baa saaka noo dhacay weftigaygu , angigu nabada waanu gurmanay arrinkaa beesha Ciise waa ay gacan saydhay ,laakiin xukuumada nabada gorgortan ka gelimayso.” Ayuu yidhi wasiir Duur.

Hanjabaadaa xukuumada iyo diidmada Beesha Ciise , ayaa la ogayn in ay xaalada uga sii dari doonto iyo in kale.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com