Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Shirkada DOLLAR STORE oo qalab ciyaareed gudoonsiiyay kooxda kubada cagta ee gobolka hawd

Shirkada DOLAR STOORE ayaa maanta gudoon siiyey xulka kubada cagta ee gobolka hawd deeq qalab ciyaareed ah oo ay shirkad ahaan ugu tallo galeen kooxda in ay kaga qaybqatan ciyaaraha gobolada dalkankan jamhuuriyada Somaliland.

Shirkada oo sheegtay in ay ku soo xusheen sidda ay koox ahaan u dhisantahay iyo ciyaartoy magac ku yeeshay ciyaarihii sanadkii hore ee lagu qabtay gobolka togdheer magaalo madaxdiisa BURCO,
Xafladan oo ahayd mid siwayn loo soo agaasimay oo ay ka soo qaybgaleen wasiirka ciyaaraha Somaliland CALI SICIID RAYGAL,badhasaabka gobolka maroodi-jeex,badhasaabka gobolka gobolka Hawd,xildhibaanada golaha deeganka Hargeysa qardood iyo maamulka shirkada dollar store,oo dhammaantood soo dhaweeyay deeqdan .
Cabdiraxman cabdilahi cisman(cabdiraxman dhadhere)
Hargeysa office.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com