Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Is Bar-bardhigada Todobaadka Ee Laacibiinta Barcelona Iyo Real Madrid Lionel Messi & Cristiano Ronaldo

Malinta arbacada Messi rikoor ayuu jabin karaa kulanka El Clasico ee Real Madrid iyo Barcelona, halka Ronaldana laga sugayo dabaal dagiisii caanka noqday ee “calma,calma” .

Messi kulankaan El Clasico waxa uu ku dhaliyay 17 gool ka dib 22 kulan oo uu ciyaaray El Clasico waxa uuna qarka u saaran yahay oo ay hal gool ka xigtaa in uu jibiyo rikoor 17-gool ah oo u yiilay Alafredo Di Stefano.

Ronaldo waxa uu awood u yeeshay in lixdii kulan ee ugu dambeeysay ee El Clasico in uu ruxo shabaqa Barcelona waxa uuna ku dhaliyay 7 gool hadaba shabakada laacib.net ayaa ka hor kulankaas waxa ay is bar dhig ku sameyneysaa labada laacib todobaadkaan

Goolasha Ay Dhaliyeen Isbuucaan:

Cristiano Ronaldo: 3 gool

 

Lionel Messi:  4 gool

Gool caawinta Ronaldo iyo Messi labada maba sameyn, dhanka darbooyinka wax ku oolka ah Ronaldo 7 darbo ayuu sameeyay oo u dhiganta 71% halka Messi uu sameyay 5 darbo oo dhiganta 57%.

Dhanka baasaska halista ah Ronaldo waxa uu sameeyay laba baas halka Messi uu sameeyay sedex baas oo wax ku ool aheyd .Dhanka weerar celiska (Counter Attack) Ronaldo waxa uu sameeyay 5 jeer halka Messi u sameeyay laba jeer.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com