Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Aqoonyahan jiir Aqoonyahan jiir oo khudbadii madaxweyne siilaanyo ku macneeyey inay ahayd mid uu ku danbabasayey maamul xumada maamulkiisa Aqoonyahan jiir ayaa shacabka reer soomaaliland ka tacsideeyey sacabkii guul wadeenka ahaa ee baarlamaanka Ee dhaga barjeeyey khudbadii madaxweynaah ee ay dhagaysan lahaayeen Kuna sheegay baarlamaanka hadaa jiraa ay yihiin kuwii ugu khibrad iyo tamar darnaa ee soo maray soomaaliland

Aqoonyahan jiir

Aqoonyahan jiir oo khudbadii madaxweyne siilaanyo ku macneeyey inay ahayd mid uu ku danbabasayey maamul xumada maamulkiisa

Aqoonyahan jiir ayaa shacabka reer soomaaliland ka tacsideeyey sacabkii guul wadeenka ahaa ee baarlamaanka

Ee dhaga barjeeyey khudbadii madaxweynaah ee ay dhagaysan lahaayeen

Kuna sheegay baarlamaanka hadaa jiraa ay yihiin kuwii ugu khibrad iyo tamar darnaa ee soo maray soomaaliland iyadoo la doonaayey in marka uu madaxwaynuhu markuu soo galo uu la kulmo naxdin ayaa waxa uu kala kulmay sacab isdaba jooga ilaa inta uu ka baxaayey meesha

Iyadoo dalka ka jiraan duruufo kala duwani taasoo ay ahayd inay madaxwaynaha ka waydiiyaan su,aalo waanay ku guul daraysteen

Waxaa jirtay in doorashooyinkii la soo dhaafay ay inagaga tageen xanaf

Taasoo loo baahan yahay in talo qaran laysugu yimaado sidii loo dhamayn lahaa xanaftaasi wanaag

Khudbada waxaa kaloon ku arkaayey isagoon ka hadlin duruufaha iyo xaaladaha qalafsan ee dalka hadheeyey intuu maamulka hayey

Dalka waxaa ka jira sixir barar aafeeyey dadkii danyarta ahaa oo ay ku noolyihiin xaalad aad iyo aad u daran

Waxaa jira dhalinyartii in camal la,aan iyo durufo qalafsani aafeeyeen

Iyagoo isla markaana tahriiba una camal doonanayaan wadamo shisheeya

Iyagoo la kulma xadhig dil iyo midab takoon lagula kaco

Dhanka kale waxa jirta cadaalad daro hadhaysay maxkamadaha saldhigyada

Boliska dawladaha hoose iyadoo ay noqdeen hoygii cadaalad darada xukuumaduna ay ku guul daraysatay sadexdaa meelood ee ay dadku ka qaylinayaan ilaa xukuumadihii ka horeeyey xukunada ay garsorayaashu soo fuliyaan waxba makala soconayaan ma wasaarada arimaha gudahaa xalinaynaysa mise madaxtooyada ilaa haatan ma hayo xukuumad ku guulaysatay inay cadaalad iyo gar soorayaasha aqoon u leh hawlahan iyadoo ay fadhiyaan ragii dawladii cabdiraxmaan tuur iyadoo sadexdaa meelood noqdaan sayladii dadka u kala ibinaayey oo labada qof ee is haya midkasta laga qaadaayo xoolo

Dhanka kale caasimada hargeisa waxaa jira daan aan laga cabin iyo daan laga cabo

Waxay ku guul daraysatay wasaarada macdanta iyo biyuhu inay wada gaadhsiiso caasimada

Dhanka kale cisbitalka caasimada oo wali aan helin tayactir dhamaystiran iyo dawo fiican

Dhanka wax barashada waa in la tayeeyo

Aqoonyahan jiir

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com