Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

KULAN LAGAG HADLAYAY KA HORTAGA KHTARTA KORANTADA OO MAANTA KA QABSOOMAY ARUNTA KUMISHANKA TAMARTA

Kulan Wadatashi oo maanta ka qabsoomay xarunta Komishanka Tamarta kaas oo laga wada hadlay sidii looga hortagi lahaa khatar kasta oo ka dhalan karta koronto gaar ahaan suuqyada wadhata ee aan lahayn meel laga bakhtiin karayo sida wadada Xero hadhuudha , Suuqa Gobonimo iyo xaafadaha isku raranta .Waxa nagala soo qayb galay ciidamada taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland ,

Hogaanka Ciidanka Birmad , Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Hargaysa Saeed Nour Jama , Ganacsatada Suuqa Waaheen Gaar Ahaan Xero Hadhuudha.Kulamadan wada tashiga oo mudo soo socday waxaa laysla qaatay talaabooyin laga sii hortago dhibaato ka iman karta koronto .Sidoo kale waxaan kormeero Wacyigalin ah ku tagnay taasi oo aanu Ganacsatada ku kordhinaynay fahankooda iyo inay dhinacooda ka taxadiraan khatarta Korontada.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com