Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

SUXUFI CABDILAAHI WAYAB OO KA HADLAY WIIL UU DHALAY OO SIFO SHARCI DARO AH UXIDHAN IYO JIDH DIL LOO GAYSTAY.

Suxufiga rug cadaaga ah ee cabdilaahi cumar wayab ayaa ka hadlay fal fool xun oo lagu kacay wiil udhalay kaasi oo ku xidhan mudo saldhiga daloodho ee magaalada hargaysa.

Sidoo kale suxufi wayab ayaa sheegay in wiilkiisa  Oo lagu magacaabo Saalim Cabdilaahi Cumar Wayab loo gaystay jidh dil ismarkaana laga diiday warqad ay soo xortay maxkamadu.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com