Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

gudoomiyaha beesha bariga hargaysa maxamed faarax caynaashe oo ka hadlay xaalada dalka waraysi khaasa (maantasomaliland)

(msl)gudoomiyaha beesha bariga hargaysa nabadoon maxamed faarax caynaashe oo ka mida ragii dhidibada u taagay qaranimadan maant ee soomaaliland ayaa maanta warysi siiyay tafatiraha guud ee shabakada wararka ee maantasomaliland xuseen xarbi

images
waxaanu yidhi;
horta aad ayaad u mahadsantay wariye xuseen xarbi maanta waxaan rabaa inaan ka hadlo arimo dhawr ah waa ta koobaade ninkii soo diyaaryay qiimee qofkaaga malaa qurba joog ayuu ahaa anigoo aan hinaase igu jirinwaxaan ka qayb ahaa ragii hubka ka dhigay beesha garxajis aniga iyo iana warancade ooanaaba sadex baabuur lahaa oo ku wareejiyay ina shaqalahan maanta jananka ah.waxaanan u dhaxeeyay qorigii garxajis iyo kii cigaal.ilaahayna waa nagu guuleeyay..;markaa ninkaa barnaamijkaa qabatay waxba kamuu ogayn xaalada dalka
waa ta kalee.baryahan danbe waxaa soo baxy hargaysa ciyaal xaafad xaafad isu raacaya anigu kaygii lix bilood ayaan u diray markaa waa in oday waliba inankiisa ilaashado oociidanka amaanka lala shaqeeyo,
waa ta sadexaade xagay qabteen odayadii guurtida ahaa balse xagay ku dan beeyeen /?
arinta xaqsoor ee ka taagan galbeedka waxay ahayd in guurtidu gasho balse waa ay ka gaabisay;
xasan ciise waa nin mujaahid ah oo waa ragii hogaaminayay xorayntii dalka ee waqti yar kuguulaystay waxaanu ahaa aasaaasayaashii snm waxaanu ahaa madaxwayne xigeenkii ugu horeeyay markaa waa in uu isna hantidaa somaliland u ah lex jecleeyaa oo ixtraamaa.,isaguna wuxuu somaliland guud ahaan ka mudanyahay in la ixtiraamo waayo waa nin somaliland ku qaali ah
waxaan kaleeto oo aan ka hadlayaa xadhiga boqor raabi waxaan odhan lahaa hore ayaay dawladu u xidhay maanta maadaama aan danbi cad loo hayn waa in la sii daayaa
ugu danbayntii gudoomiyuhu waxaa uu sheegay in aanu mudo dheer aanu ka hadal saxaafada ay maant khasab igu noqotay niaan muujiyo mawqifkayga dawladana lala shaqeeyo oo shacbigu la shaqeeyo dawladuna xuquuqda shacbiga ilaaliso
.dawladaha ingiriiska iyo maraykan awal ianamy soo hadal qaadi jirin balse waxaan leeyahay somaliland waa nabad waabay nagu barteen
wax argagixiso ah oo somaliland joogaana majirto shacbi iyo dawladba waanu wada ilaashanaynaa
xuseen xarbi
hargaysa

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com