Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Xildhbaano Ka Soo Baxay Goleyaasha Deegaanka Degmooyinka SaylacIiyo Lughaya Uga Soo Baxay Beesha Ciise Ayaa Goor dhawayd Is Casilay.

rrra

(MSL-Saylac) Xildhbaano ka soo baxay goleyaasha deegaanka degmooyinka Saylac iyo Lughaya uga soo baxay beesha Ciise ayaa goor dhawayd is casilay.

 

 

 

Xildhibanadan is casilay ayaa tiradoodu gaadhaysaa 10 Xildhibaan oo ay 3 xildhibaan oo ka mid ah ka soo baxeen degmada Lughaya, halka ay 7 xildhibaan ee kalena ka soo baxeen degmada Saylac.

Arintan ayaa ka dambaysay muran wakhti dheer taagnaa oo ku sabsanaa is marin waa u dhaxeeyey beelaha deeganadaasi degan,  sida ay u xaqiijiyeeen dadka ku sugan deegaanadaas Shabakada Maantasomaliland.com xubno ka mid ah xildhibaanadani oo ka soo laabtay magaalada Diridhaba ee dalka Itoobiya oo ay kula soo kulmeen Ugaaska Beeshaas Ciise.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com