Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

DAWLADA MARAYKANKA OO SHAACISAY DHOOLATUS MILATARI OO BERBERA KU WADA SAMAYNAYAAN WADAMADA LA SAAXIIBKA AH

Saraakiil milatari oo ka socda dawlada maraykanka ayaa safar ku yimid Somaliland gaa ahaan magaalada berbera oo uu ku yaalo bas ciidan kaasi oo ay ku kulmeen saraakiil ka socotay ciidamada qaranka Somaliland.

Sidoo kale safarkan ciidamada maraykanka ayaa waxay dawlada Washington shaacisay in magaalada berbera lagu qaban doono tababar milatari oo ay wada samaynayaan markanka iyo wadamada la saaxiibka ah oo ay kamid yihiin somaliya.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com