MADXADHAQAMEEDKA GOBOLKA SOOL OO KA HADLAY XABAD JOOJINTII AY XUKUUMADA SOMALILAND KU DHAWAAQDAY IYO SHURUUDAHA AY KU XIDHEEN HIRGALINTEEDA
Garaadada gobolka sool oo ka hadlay mawqifka ay ka qabaan xabad joojin xukuumada Somaliland ku dhawaaqday in lagu joojiyo dagaalka magaalada laascanood
Garaad jaamac Garaad cali kamid ah isimada gobolka sool ayaa sheegay in ay soo dhawaynayaa balse Somaliland aanay hirgalin hadalkii kazoo yeedhay islamarkaana ay maanta ciidamada Somaliland ku garaaceen laascanood madaafiic sobobay in ay ku dhintaan dhakhaatiir caafimad
Dhanka kale garaadada gobolka sool ayaa shuruudo ku xidhay dhaqangalka xabad joojinta ay xukuumada Somaliland ku dhawaaqday.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;