Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray dhismeyaal lagu soo kordhiyay Madaxtooyadda

Hargeysa (MSL)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismayaal cusub iyo kuwo dib u habayn balaadhan lagu sameeyey oo ku yaala qasriga madaxtooyada JSL.

Waxaana halkaasi madaxweynaha ku soo dhaweeyey wasiirka madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo madaxweynaha xog waran iyo faahfaahin ka siiyey dhismayaashan iyo waxa loogu tallo galayba oo uu wasiirku sheegay in ay yihiin 8 xafiis, laba hool oo shirarka loogu tallo galay iyo kulamada caalamiga ah kuwaas oo ah kuwo casri ah.

Ugu danbayn waxa uu wasiirku mahadnaq balaadhan u soo jeediyey cid kasta oo gacan ka geysatay dhismahan.

xuseen xarbi.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com