Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Ogaysiis: Xuska Sanad-guuradda 38-aad ee ka soo wareegtay Geeridii Alle ha u naxariistee Abwaankii Waynaa Marxuum C/laahi Suldaan Timacadde.

Shabakadda Timacade News Network (TNN) oo Sanadkiiba hal mar ku qabata Caasimadda Dalka somaliland ee Hargeisa

Maamulka Shabakadda Caalamiga ah ee Timacade News Netwrok (TNN) WWW.Timacadenews.com wuxuu kugu Marti qaadayaa ka soo qayb galka Munaasab balaadhan oo lagu Xusayo Sanadguuradii 38-aad ee ka soo Wareegtay Geeridii Alle ha Naxariistee Halyaygii, Waddanigii, Abwaankii Waynaa ee Marxuum C/laahi Suldaan Timacadde.

Munaasabadaasi oo lagu Qaban doono Hotel Empieral ee Magaaladda Hargeisa Habeenka isniintu soo galayso 7:00-Pm fiidnimo kuna Beegan 06/02/2011.

Shabakadda Timacade News Network (TNN) oo Sanadkiiba hal mar ku qabata Caasimadda Dalka somaliland ee Hargeisa Xuska Marxuum Abwaan C/laahi Suldaan Timacadde ayaa dib u Xasuusin doonta Dadwaynaha ku hadla Afka Somaliga Qiimaha suugaantii dhaxal galka ahayd ee Marxuumku uga tagay Umadda ku hadasha Afka Somaliga meel kasta oo ay joogaan.

Wixii Faahfaahin ah kala Xidhiidh Xafiiska Shabakadda ee Magaaladda Hargeisa, ama Ciwaanaddan hoos ku Xusan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com