Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Wasiirkii Hore ee Duulista iyo Hawadda Dr.Cismaan Xasan Mirre waxa uu tacsi u Diray, Qoysaska, labada Marxuum, Ibraahin Maygaag Samatar iyo Cali Asad

Wasiirkii Hore ee Duulista iyo Hawadda Dr.Cismaan Xasan Mirre waxa uu tacsi u Diray, Qoysaska, labada Marxuum, Ibraahin Maygaag Samatar iyo Cali Asad

Cismaan Xasan Mirre waxa uu illaahay uga baryay inuu Naxariistii jano ka waraabiyo
Wasiirkii Hore ee Duulista iyo Hawadda Dr.Cismaan Xasan oo Goordhawayd Soo Gaadhsiiyay Dhanbaal Tacsi ah Xafiiska Shabakadda Wararka ee manta somaliland.com ayaa Tacsi Tiiraanyo leh u Diray Qoysaska , qaraabadda iyo Qaranka Somaliland ee ay ka Baxeen labada Marxuum ee kala ah,

Maruum ibrahin Maygag Samatar iyo Marxuum Cali Xasan Maxamuud (Cali Asad) oo dhawaan ku kala geeriyooday magaaladda Jabuuti iy Dalka Jabaan.

Cismaan Xasan Mirre waxa uu illaahay uga baryay inuu Naxariistii jano ka waraabiyo eheladii iyo Qaraabadii ay ka baxeena Samir iyo iimaan ka siiyo,

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com