Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Cisbitaalka Guud ee Burco oo xalay la keenay Dhaawicii Dagaalka Kalshaale oo dhan 31 qof

Cisbitaalka Guud ee magaaladda burco ayaa xalay la keenay kow iyo sodon qof oo dhaawac ah

ku dhaawacantay Dagaalkii Kalshaale ee shalay dhacay.

Dadkan dhaawac ah ayaa waxa isgu jira kuwa dhaawacoodu culusyahay iyo kuwo uu fuduud yahay, kuwaaso dhakhaatirta Cisbitaalku ku hawlan yihiin Daawayntooda.

Sidoo kale waxay wararku sheegayaan in la soo wado Tiro Maxaabis ah oo laga qabtay Maleeshiyadii Degaanka Buuhoodle. goobihii shalay Dagaalku ka dhacay ayaa degan,iyadoo goobahaasi ay ku soo gurmanayaad Cidamo badan Gormad ah. sido kale

Ciidamada SOMALILAND AYAA LAGA DAREMAYA DIFACA QARANKA KADIB MARKI SHALAY CIDANKA SOMALILAND SHALAY WERAR GADMA AH KU SOO QAADEN KOXDA NABAD DIDADKA AH EE SSC OO AY wehaliyan koxaha ONLF IYO ALSHABAB iYAGOO KU DHUMANAYA DADKA SHACABKA AH EE KU DHAQN JIIDA deegaankaasi WARARKA HADA SOO shabakada wararka ee MAANTASOMALILAND EE HAATAN AYAA WAXAY SHEEGAYAAN IN MADAAFIICDA ALTILARIGA LAYSKU TUURAYO BALSE CIIDANKA SOOMAALILAAND AANAY WAX TALAABO AH KA QAADIN MALEESHIYADA IYDOO U TUDHAYSA SHACBIGA JIIDAASI

WIXII WARAR AH EE SOO KORDHA KALA SOCO WARARKAYAGA DANBE

WARIYE;XUSEEN XARBI

MAANTA SOMALILAND

HARGAYSAOFFICE

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com