Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Golaha Baarlamaanka Somaliland Oo Maanta Cod Aqlabiyada Ku Ansixiyey Xeerka Hay’ada Abaabul Ka Saarka iyo Jihaynta Qaranka Ee NDC.

Haragey(maantasomaliland)Feb. 08, 2011- Fadhigii maanta ee mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland, ayaa lagu ansixiyey xeerka hay’ada abaabul ka saarka ee NDC, kaasoo lagu dhaqi doono hay’adan.

Fadhigan maanta oo uu shir-guddoominayey ku simaha guddoomiyaha golahaas ahna guddoomiye ku xigeenka kowaad Md Cabdicasiis Maxamed Samaale, isla markaana ay madasha ka soo xaadireen 43 xildhibaan waxaana si rasmi ah loogu asnixiyey xeerka lagu hagi doono hay’ada abaabul ka saarka iyo jihaynta qaranka.

Xeerkan waxa ansixintiisa u codeeyey 37 mudane, laba mudane ayaa diiday halka ay ka aamuseen saddex mudane guddoomiyuhuna aanu codayn sidaas ayuuna xeerkaasi ku ansaxay.

xuseen xarbi

hargaysa office

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com