Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Laba guri oo saaka 10am subaxnimo ku shufbeelay ee magaalada hargeysa xaafada calaamadaha

 

 

Laba guri oo midi dukaan ahaa ayaa ku shufbeelay saaka 10kii  xaafada calaamadaha ka dib markii uu  dab kakacay aan lagaraneyn  ilaa hada,

Goobtan oo aanu booqanay  ayaa waxaan kula kulanay gabadhii guryahan lahayd oo magaceedu yahay kaltuun haybe  iyadoo noo suurto galiweydey inay wax war ah naga siiso sida dabku guriga u qabsadey xalaaladeeda oo qasneyd owgeed ,

Shabaka wararka ee Maanta Somaliland oo halkaasi tagtay dadkii iskugu soo baxay gubashada gurigaasi oo u badnaa jaarkii iyo dad ka agdhawaa oo ay wax ka weydiisey waxay u sheeegeen wariyahayaga in lagu baraarugay guriga gubanaaya oo midi dukaan ahaa isla markaana alaabtii aya ka gureen, maaha gurigani kii u horeeyey balse uu noqonayo kii dhowr iyo sodonaad weegan gudihiisa ku gubta magaalada hargeysa.

X. xarbi Hargeysa

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com