Marwada Koowaad Oo Deeq Gaadhsiisay 900 oo qoys oo degan Agabar iyo Caadda
Marwada Koowaad Oo Deeq Gaadhsiisay 900 oo qoys oo degan Agabar iyo Caadda Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Wefti ay hogaaminayso marwada koowaad ee Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde (Aamina waris) ayaa gurmad raashin ah maanta gaadhsiiyay 900 qoys oo ku tabaaloobay abaartii kululayd ee dalka soo martay kuwaas oo ku nool deegaanada Agabar iyo Caada oo ka […]
Sadexda Xisbi Qaran oo Ka Hadlay Dareenkooda Ku Saabsan Natiijadii Gudidda Tallo-bixinta
Sadexda Xisbi Qaran oo Ka Hadlay Dareenkooda Ku Saabsan Natiijadii Gudidda Tallo-bixinta ee furashada asxaabta Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Sadexda xisbi qarann ee KULMIYE, UCID iyo UDUB ayaa maanta markii u horaysay si gooni gooni ah uga hadlay aragtidooda la xidhiidha natiijadii ay Guddida tallo bixinta ururada siyaasada ay ku shaaciyaan in la furan karo ururada siyaasada. […]
Wiil uu dhalay Xasan Yoonis Habbane oo maalintii saddexaad Hargeysa ugu xidhan eedeyn la xidhiidha inuu Xirsi dilayo
Wiil uu dhalay Xasan Yoonis Habbane oo maalintii saddexaad Hargeysa ugu xidhan eedeyn la xidhiidha inuu Xirsi dilayo “C.I.D-du iyaga oo saddex Gaadhi wata ayey guriga iga soo qaadeen oo waxay igu yidhaahdeen 5000 oo Doollar oo Zaadka Mobile-kaaga.. (maantasomaliland.com)Maxamed Xasan Yoonis Habane oo ka tirsan Ciidanka Qaranka, ayaa saddex maalmood ku xidhan Saldhigga dhexe […]
Golaha Guurtida oo Xeerka Isgaadhsiinta ku soo dartay Ajandaha Kalfadhigooda 44-aad ee shalay furmay
Golaha Guurtida oo Xeerka Isgaadhsiinta ku soo dartay Ajandaha Kalfadhigooda 44-aad ee shalay furmay Hargeysa (Somaliland.com )-Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta loo qeybiyay nuqulada ajandaha kalfadhigoodan 44-aad ee shalay u furmay, waxaana maanta loo qeybiyay Xildhibaanada ajande ka kooban 9 qodob oo Goluhu wax ka qaban doono mudada ay ku gudo jiraan kalfadhigan. Ajandaha […]
Guddoomiyaha shirkadda Gulf Petrolium Guuleed Jaamac Faarax ayaa sheegay in ay shixnaddii ugu horaysay ee shidaal ah ay keeni doonaan dalka bisha todobaad ee fooda inagu soo haysa.isagoo u waramaayay shabakada wararka ee maanta somaliland
Hargaysa (maantaSomaliland.com)- Guddoomiyaha shirkadda Gulf Petrolium Guuleed Jaamac Faarax ayaa sheegay in ay shixnaddii ugu horaysay ee shidaal ah ay keeni doonaan dalka bisha todobaad ee fooda inagu soo haysa. Guddoomiyaha shirkadda Gulf Petrolium oo u waramayay shabakada maantaSomaliland.comwaxa uu sheegay in ujeedada shirkaddooda loo asaasay aanay ahayn maamulka iyo gacan ku haynta Haamaha shidaalka […]
Shir Ku Saabsan Maareynta dacwadaha dhulka oo lagu qabtay Magaalada Hargeysa ee xeer no 17 Hargeysa(maantaSomaliland.com)- Guddiga Dacwadaha Dhulka ee gobolka Maroodi Jeex, ayaa shir u furey Guddoomiyayaasha Degmooyinka Hargeysa, xarunta degmada Gacan libaax kaas oo lagu lafa-gurayay xal u helida mushkiladaha dhulka ee gobolka Maroodi Jeex. Shirkaasi oo soconayay maalin, ayaa waxa soo qaban […]
Marwada koowaad ee Somaliland Marwo Aamina Sh. Maxamed Jirde iyo wefti ay hoggaaminaysay ayaa maanta dhagax dhigtay dhismaha xarun lagu daryeeli doono carruurta agoomaha magaalada, kaasi oo laga binaynayo xaafada Aadan Saleebaan ee magaalada Burco.
Burco (maantSomaliland.com)- Marwada koowaad ee Somaliland Marwo Aamina Sh. Maxamed Jirde iyo wefti ay hoggaaminaysay ayaa maanta dhagax dhigtay dhismaha xarun lagu daryeeli doono carruurta agoomaha magaalada, kaasi oo laga binaynayo xaafada Aadan Saleebaan ee magaalada Burco, “Waxaan u mahad naqayaa dadka sharfta leh ee Maanta halkan isugu yimi ee aan ku dhagax dhigayo Xaruuntii […]
SHIR BALAADHAN OO UCID XALAY KU QABSATAY BARIGA LONDON
(maantasomaliland)Waxaa shir isugu yimi Gudida Xisbiga UCID ee UK iyo Europe oo ka dhacay guri ku yaala bariga London oo ay leedahay Marwo Asha Hussein Maraykan. Ujeedada shirku wuxuu ahaa Sagootin loo samaynayey Gudoomiyaha-ku-xigeenka koowaad ee Xisbiga, Mudane, Adam Mire Waqaf. Waxa shirka gudoominayey Xoghayaha guud ee UK, Eng. Abdillahi Hassan Amay. Waxa lagu bilaabay […]
-Maxkamada Degmada Gabiley ayaa saaka xukuno kala duwan ku riday Guddoomiyihii hore ee Degmada Tog-wajaale Qawrax Muuse Xuseen,iyo laba xubnood oo xoghayeyaal ka ahaa Dawlada Hoose ee Wajaale. Sida uu noo xaqiijiyay xeer ilaaliyaha maxkamada Gobolka Gabiley Cabdi Xasan Axmed oo maanta khadka telefoonka ugu waramayay shabakada wararka ee maantasomaliland.com
Gabiley (maantasomaliland.com)-Maxkamada Degmada Gabiley ayaa saaka xukuno kala duwan ku riday Guddoomiyihii hore ee Degmada Tog-wajaale Qawrax Muuse Xuseen,iyo laba xubnood oo xoghayeyaal ka ahaa Dawlada Hoose ee Wajaale. Sida uu noo xaqiijiyay xeer ilaaliyaha maxkamada Gobolka Gabiley Cabdi Xasan Axmed oo maanta khadka telefoonka ugu waramayay shabakada wararka ee maantasomaliland.com ,xadhiga masuuliyiintan ayaa lagu […]
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme laba dabaq ah oo laga dhisay Xarunta Wasaarada Gaashaan dhiga
Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme laba dabaq ah oo laga dhisay Xarunta Wasaarada Gaashaan dhiga Somaliland. Xaflad balaadhan oo loo sameeyay furitaanka xadhigan waxa kale oo ka soo qeyb galay Wasiiro, Xildhibaano ka tirsan Goleyaasha Baarlamaanka ee Guurtida iyo Wakiilada, Taliyeyaasha ciidamada Booliska, Ilaalada xeebaha, […]
Shir Lagu Soo Bandhigay Doorkii Cali Samatar Ku Lahaa Xasuuqii Ka Dhacay
Shir Lagu Soo Bandhigay Doorkii Cali Samatar Ku Lahaa Xasuuqii Ka Dhacay dalka Oo Lagu Qabtay USA Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Waxa magaalada San Francisco ee dalka Maraykanka lagu qabtay shir balaadhan oo lagu soo bandhigay doorkii uu Madaxweyne Ku Xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cali Samatar ku lahaa xasuuqii loo geystay shacbiga Somaliland isla markaana dhaqaale loogu […]
Laba carruur ah ayaa u dhintay shuban ka dilaacay tuulooyinka Fadhi xun iyo Cagaar-weyne ee degmada Baki ee gobolka Awdal.
Boorame (maantaSomaliland.com)- Laba carruur ah ayaa u dhintay shuban ka dilaacay tuulooyinka Fadhi xun iyo Cagaar-weyne ee degmada Baki ee gobolka Awdal. Sida uu daboolka ka qaaday Isu duwaha Caafimaadka ee gobolka Awdal Dr. C/Raxmaan Jaamac Haddi. Xanuunkan waxa kale oo uu soo ritay illaa 36 caruur ah oo xiligan la il daran, waxaana isku […]