Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 767)

madaxweynaha somaliland oo la filayo in uu socdaal ku tago gobalka saaxil iyo tabashooyin is biirsaday oo ku gadaamanxeebta magaalada berbera ee batalaale(gobalka saaxil)

madaxweynaha somaliland oo la filayo in uu socdaal ku tago gobalka saaxil iyo tabashooyin is biirsaday oo ku gadaamanxeebta magaalada berbera ee batalaale(gobalka saaxil)

madaxweynaha somaliland oo la filayo in uu socdaal ku tago gobalka saaxil iyo tabashooyin is biirsaday oo ku gadaamanxeebta magaalada berbera ee batalaale(gobalka saaxil) Berbera, January, 07, 2010- (maantasomaliland.com)- Duruufaha kala duwan ee wax-ka-qabashadoodu hortaal safarka Madaxweyne Siilaanyo la filayo inuu Isniinta ku tago Gobolka Saaxil waxa ka mid ah dib-u-dhacyada iyo dayaca adeegyada bulshada […]

Cida Carqaladaynaysaa Waa Niman Ka Ganacsada Dhiiga Beelahaasi Oo Mansabyo Ku Doonaya” Xildhibaan Obsiiye

Cida Carqaladaynaysaa Waa Niman Ka Ganacsada Dhiiga Beelahaasi Oo Mansabyo Ku Doonaya” Xildhibaan Obsiiye

Cida Carqaladaynaysaa Waa Niman Ka Ganacsada Dhiiga Beelahaasi Oo Mansabyo Ku Doonaya” Xildhibaan Obsiiye Hargeysa-(maanta somaliland)- Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland kaga jira degmooyinka Dila iyo Gabiley gaar ahaana ka soo jeeda labada beelood ee deegaanka Ceel-Bardaale ee nabadaynta isla qaatay ayaa sheegay in cida carqaladaynaysa nabadaynta deegaankasi Ceel-Bardaale ay tahay cid qaranimada Somaliland wax yeelaysa, […]

Cuqaal Odayaal iyo wax garad ka soo jeeda gobolka Gabiley oo sheegay in waddo khaldan loo maray Heshiiskii Shalay ee Ceelbardaale .

Cuqaal Odayaal iyo wax garad ka soo jeeda gobolka Gabiley oo sheegay in waddo khaldan loo maray Heshiiskii Shalay ee Ceelbardaale .

Cuqaal Odayaal iyo wax garad ka soo jeeda gobolka Gabiley oo sheegay in waddo khaldan loo maray Heshiiskii Shalay ee Ceelbardaale . waxaaanu maanta saxaynaa arin shalay lumay oo nabad geliyada wax yeelaya…. Hargaysa(maantasomaliland):-Cuqaal iyo odayaal ka soo jeeda Gobolka Gabiley ayaa jawaab kulul ka bixiyay warar la idhiidhay heshiis la sheegay in ay shalay […]

Xukuumada Oo Shaaca Ka Qaaday In Mushaharka Shaqaalaha Iyo Ciidamada Sanadkan 2011-Ka Loo Kordhin Doono

Xukuumada Oo Shaaca Ka Qaaday In Mushaharka Shaqaalaha Iyo Ciidamada Sanadkan 2011-Ka Loo Kordhin Doono

Xukuumada Oo Shaaca Ka Qaaday In Mushaharka Shaqaalaha Iyo Ciidamada Sanadkan 2011-Ka Loo Kordhin Doono Barnaamijka maqal dadkaaga ee Wasaarada Warfaafintu ay soo qaban qaabiso ee … Hargaysa,(maantasomaliland ) – Wasiirka duulista iyo hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in dawladu sanadkan 2011-ka ay shaqaalaha iyo ciidamada mushaharka u kordhin doonto %75, isagoo intaa […]

Odayaasha Beelaha Dila Iyo Gebilay Oo Maanta Heshiis Kala Saxeexday

Odayaasha Beelaha Dila Iyo Gebilay Oo Maanta Heshiis Kala Saxeexday

Odayaasha Beelaha Dila Iyo Gebilay Oo Maanta Heshiis Kala Saxeexday Hargaysa (maantasomaliland)- Odayaasha labada beelood ee shaqaaqadu ku dhexmartay Deegaanka Ceelbardaale ayaa maanta shir ballaadhan oo ay markii ugu horaysay yeesheen ku ballanqaaday in ay ka wada shaqayn doonaan sidii xal loogu heli lahaa khilaafka muddada dheer soo jiitamayay. Kulankan oo ka dhacay gurigii hore […]

“Guddoomiyaha Ha’yada Shaqaaluhu Wuxuu Sababaynayaa Musuqmaasuqa Iyo Eexda Uu Galay

“Guddoomiyaha Ha’yada Shaqaaluhu Wuxuu Sababaynayaa Musuqmaasuqa Iyo Eexda Uu Galay

“Guddoomiyaha Ha’yada Shaqaaluhu Wuxuu Sababaynayaa Musuqmaasuqa Iyo Eexda Uu Galay War-saxaafadeed Xisbiga UCID Hargeysa (maantasomaliland)-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa Guddoomiyaha Ha’yada shaqaalaha ku eedeeyay inuu u qiil sameynayo musuqmaasuq uu sameeyay, waxa kale oo ay ka jawaabeen wax ay ugu yeedheen aflagaadooyin ka soo yeedhay Guddoomiyaha Ha’yada shaqaalaha dawlada Md. Muxumed Aw- Cabdi. Sidaasi […]

Hargeysa (maantasomalilamd)- Cuqaasha iyo waxgaradka beelaha ay u dhaxaysay colaadii deegaanka Ceel bardaalle, ayaa maanta si rasmi ah u kala saxeexday heshiis ay ku soo afjarayaan coladdii mudada dheer deegaankaasi ka aloosnayd.

Heshiis Laga Gaadhay Colaaddii Ceel Bardaalle caawa oo lagu qabtay gurigii hore ee madaxwayne siilaanyo Iyo Khudbadihii Masuuliyiinta Xukuumadda Hargeysa (maantasomalilamd)- Cuqaasha iyo waxgaradka beelaha ay u dhaxaysay colaadii deegaanka Ceel bardaalle, ayaa maanta si rasmi ah u kala saxeexday heshiis ay ku soo afjarayaan coladdii mudada dheer deegaankaasi ka aloosnayd. Heshiiskaasi oo la xidhiidhay […]

Colaaddii Ceelbardaale oo lasoo Afjaray galabta

Colaaddii Ceelbardaale oo lasoo Afjaray galabta

Colaaddii Ceelbardaale oo lasoo Afjaray galabta madaxweyne Siilaanyo ayaa maanta qasriga madaxtooyada kula kulmay labo beelood oo muddo dheer colaado u dhexeeyeen Hargeysa Talaado, Mid ka mida colaadaha muddada dheer ka jiray Somaliland oo ka taagnayd Deegaanka Ceelbardaale ee u dhexeeya Dila iyo Gebilay ayaa maanta beelihii isku hayey isla qaateen in jawi nabdoon lagu […]

Hargeysa (maanta Somaliland)- Guddida joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxa ay maanta kulan xogwraysi ah la leeyeesheen Wasiirada Wasaaradaha Arimaha Gudaha iyo Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland

Wasiiro Hortagay Guddida Joogtada ah ee Guurtida Hargeysa (maanta Somaliland)- Guddida joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxa ay maanta kulan xogwraysi ah la leeyeesheen Wasiirada Wasaaradaha Arimaha Gudaha iyo Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland. Kulankan xogwaraysiga ah ee ay maanta Guddia joogtada ahi la yeesheen wasiirada Wasaaradaha Arimaha Gudaha Dr.Maxmed Cabdi Gaboose iyo […]

Xeer Illaalinta oo ku guul daraysatay Codsi ay Maxkammada Gobolka kaga dalbatay in Xabsiga loo taxaabo Tifaftiraha Wargeyska Waaheen

Xeer Illaalinta oo ku guul daraysatay Codsi ay Maxkammada Gobolka kaga dalbatay in Xabsiga loo taxaabo Tifaftiraha Wargeyska Waaheen

Xeer Illaalinta oo ku guul daraysatay Codsi ay Maxkammada Gobolka kaga dalbatay in Xabsiga loo taxaabo Tifaftiraha Wargeyska Waaheen Hargeysa(maantasomaliland)- Xeer Illaalinta Gobolka Hargeysa ayaa manta ku guul daraysatay codsi ay Maxkammada Gobolka kaga dalbatay in xabsiga loo taxaabo Tifaftiraha Guud ee Wargeyska Waaheen Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ka dib markii uu garsooraha dacwada qaadayay […]

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa soo saaray guddi ka kooban shan wasiir oo xal ka gaadha shaqaaqooyin muddooyinkii u danbeeyay soo noqnoqonayay oo ka taagan deegaanka Ceel-bardaale

magacyada shanta wasiir ee u madaxweynaha somaliland u magacaabay xal u helida shaqaaqooyinka ceelbardaale ee deegaanada gabiley iyo boorama ay isk hayaan Hargeysa,January, 04, 2010-(maantasomaliland)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa soo saaray guddi ka kooban shan wasiir oo xal ka gaadha shaqaaqooyin muddooyinkii u danbeeyay soo noqnoqonayay oo ka taagan deegaanka Ceel-bardaale […]

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta guddi u magacaabay xal u helida shaqaaqooyinka iyo colaada ka aloosan deegaanka Ceel Bardaalle

January 4th, 2011 Hargeysa (maantasomaliland)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta guddi u magacaabay xal u helida shaqaaqooyinka iyo colaada ka aloosan deegaanka Ceel Bardaalle ee u dhaxaysa Gabilay iyo Boorame. Sidaasi waxa lagu sheegay war saxaafadeed uu maanta uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), hase yeeshee war-saxaafadeedkaasi laguma […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com