Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 773)

Mudaneyaashii Mooshinka Watay Oo Ka Waramay Kulan caawa Ay La Yeesheen Madaxweyne Siilaanyo arimo dhawr ah

Mudaneyaashii Mooshinka Watay Oo Ka Waramay Kulan caawa Ay La Yeesheen Madaxweyne Siilaanyo arimo dhawr ah Hargeysa Mudaneyaashii watay mooshinkii wax ka bedelka xeer hoosaadka Golaha Wakiilada ee dhawaan codsaday in dib loo dhigo mooshinkoodii, ayaa maanta kulan albaabadu u xidhan yihiin ku yeeshay Hutelka Ambassador ee magaalada Hargeysa. Halkaasi oo ay sheegeen inay kaga […]

Bayaan ay soo saareen beelaha bariga burco

Ku: Guddidii ka garnaqday Dhibaatidii Kalshaale Ku: Cidii Kasta oo ay Khusayso. Ujeeddo: War Cad oo ka Soo baxay Beesha Habar jeclo oo ku saabsan Dhibaatadda Kalshaale iyo Xukun Qaadashadii Meygaagle Waxaanu umadda u Cadddaynaynaa Weerarkii ka dhacay Maalintii Cidul-Adxaa ee ay ku dhinteen dadka badan , isla markaana gestay Dhaawaca badan werarkaas oo ay […]

URURKA ISKAASHATADA HILIBLAYAASHA EE NAFAQO

Waxaanu bishii bixinaa 65,000 Dollar, waxayna ku dhacdaa Jeebada Mayorka iyo labo nin oo ay ku Magacabay Hantiilayaasha Shirkadda  Maandeeq oo midkood yahay Gudoomiye ku xigeenka Ganacsatada Somaliya Warsaxaafadeed Afhayeenka Uruka Iskaashatada ee Hilib Layaasha ee Nafaqo Dayib Cumar Kaahin Shir jaaraa’id oo ay u wada qabteen Af-hayeenka Ururka Nafaqo iyo Gudoomiyaha ururka, ayaa waxay […]

Talaalkan Xoolaha waxaanu kaga hortagaynaa xanuunada Xoolaheena Kusoo socda

Hargeysa (Maanta Somaliland)-Wasaarada Xanaanada xoolaha Somaliland ayaa maanta laba kooxood oo dhakhaatiir ah u kala dirtay shan gobol oo ka mid ah dalka. Halkaasi oo laga soo fulin doono wacyi gelin la xidhiidha talaalka xoolaha oo ay wasaaraddu dhawaan ka bilaabayso shantaasi gobol oo kala ah Maroodi-jeex, Awdal, Saaxil, Tog-dheer iyo Sool. Xaflad lagu sii […]

Guddoomiyaha Guddiga La Dagaalanka Musuqmaasuqa Somaliland Oo Daboolka Ka Qaaaday In Ay Bilaabiyaan Baadhitaano Saamayn Doona Hay’adaha Dawliga ah Iyo Kuwa Madaxa-bannaan Ee Dalka.

Hargeysa (Maanta Somaliland) Des.12, 2010 – Guddoomiyaha guddiga la dagaalanka musuqmaasuqa iyo maamul wanaaga Somaliland Mudane Axmed Muxumed Madar, ayaa maanta sheegay in ay dhawaan bilaabayaan baadhitaano iyo dabagalid ay ku samayn doonaan Hay’adaha dawliga ah iyo kuwa madaxa-banaan ee dalka. Gudoomiyaha oo ka waramaya arintaasi wuxu yidhi: ”Waxaanu u diyaar-garoobaynaa sidii loo bilaabi lahaa […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Page 773 of 773« First‹ Previous771772773
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com