Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » XISBIYADA

Warsaxafadeed ka soo baxay xarunta dhexe ee xisbiga talada haya ee KULMIYE, ayaa lagu sheegay in aanu jirin warar ay baahiyeen qaar ka mid warbaahinta guddaha

Warsaxafadeed ka soo baxay xarunta dhexe ee xisbiga talada haya ee KULMIYE, ayaa lagu sheegay in aanu jirin warar ay baahiyeen qaar ka mid warbaahinta guddaha

Warsaxafadeed ka soo baxay xarunta dhexe ee xisbiga talada haya ee KULMIYE, ayaa lagu sheegay in aanu jirin warar ay baahiyeen qaar ka mid warbaahinta guddaha, kaas oo sheegay in Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi uu weedho aflagaado ah ku ganay culimada dalka. Kulmiye Warsaxafadeedkaasina waxa uu u dhignaa sidan:- “Waxa maalintii Salaasadda ee taariikhdu ahayd […]

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe ayaa habeennimadii xalay kulan afura la qaatay jaaliyadda Somaliland iyo tageerayaasha xisbiga,

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe ayaa habeennimadii xalay kulan afura la qaatay jaaliyadda Somaliland iyo tageerayaasha xisbiga,

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe ayaa habeennimadii xalay kulan afura la qaatay jaaliyadda Somaliland iyo tageerayaasha xisbiga, waxaana kasoo qayb-galay qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota. Waxaa erayo soo dhaweyn ah ka jeediyay madaxa xisbiga UCID ee dalka Maraykanka, Xasan Yoonis oo ku billaabay inay ku sugan yihiin […]

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa markale soo jeediyey in la kordhiyo tirada Xubanaha Gudida Doorashooyinka Somalilan

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa markale soo jeediyey in la kordhiyo tirada Xubanaha Gudida Doorashooyinka Somaliland. Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa hadalkan ka sheegay Qoraal kooban oo uu ku baahiyey barta Xidhiidhka Bulshadu ay ku leeyahay ee Facebooga,waxaana uu sheegay in uu soo jeedinaayo […]

Musharraxa Jagada Madaxweynaha Ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa hambalyo u diray shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland ee u dabbaaldegaya sannadguuradii 54aad ee ka soo wareegtay markii ay dhalatay dawladdii u horreysay ee reer Somaliland.

Musharraxa Jagada Madaxweynaha Ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa hambalyo u diray shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland ee u dabbaaldegaya sannadguuradii 54aad ee ka soo wareegtay markii ay dhalatay dawladdii u horreysay ee reer Somaliland. jamaal-cali-xuseen-300×200 Waxaanu sidaas ku sheegay Muharrax Jamaal War-saxaafadeed kooban oo ka soo baxay Xafiiskiisa, kaasoo u dhignaa sidan:- “Maanta oo […]

Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbul-xaakimka KULMIYE Oo Bil Dib Loo Dhigay Markii Madaxweynuhu ka dalbaday. xoghayaha guud ee kulmiye xasan siciid (warsaxaafadeed)

Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbul-xaakimka KULMIYE Oo Bil Dib Loo Dhigay Markii Madaxweynuhu ka dalbaday. xoghayaha guud ee kulmiye xasan siciid (warsaxaafadeed)

Xoghayaha Guud ee xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE Md. Xasan Siciid Yuusuf, ayaa sheegay in shirkii Golaha Dhexe ee xisbigaasi oo hore ugu mudaysnaa maanta oo taariikhdu tahay 24/06/2014-ka, dib loo dhigay illaa 05/08/2014-ka, ka dib markii Madaxweynuhu sidaasi ka codsaday fadhi uu maanta isugu yeedhay Hoggaanka xisbiga. Sidaasna waxa uu Xoghayaha KULMIYE shaaca […]

General Mohamed Nuur Xirsi Taliyihii Hore ee Sirdoonka Qaranka Somaliland ayaa loo Magacaabay Xoghayaha Amniga ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani taasi oo ah guul weyn oo u soo hoyatay Xisbiga iyo taageerayaashiisaba.

General Mohamed Nuur Xirsi Taliyihii Hore ee Sirdoonka Qaranka Somaliland ayaa loo Magacaabay Xoghayaha Amniga ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani taasi oo ah guul weyn oo u soo hoyatay Xisbiga iyo taageerayaashiisaba. General Mohamed Nuur Xirsi ayaa ah sarkaal ku takhasusay Cilmiga Sirdooka iyo Amniga, isla markaanna ah Injineer ku takhasusay Cilmiga Taangiyada Dagaalka(Tanks),General […]

Muuse Biixi oo isna Caawa ku dhawaaqay Guddida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa caawa soo saaray Liiska xubnaha guddida fulinta ee Xisbigaasi, saddex maalmood kaddib markii Shir-guddoonka shirweynaha saddexaad ee Xisbigaasi shaaciyay guddi kale oo fulineed. Warsaxaafaddeed goordhaweyd ka soo baxay Xisbiga Kulmiye, ayaa lagu shaaciyay Liiska Guddid fulinta ee Xisbiga, taasoo khilaafaysa tii hore shir-guddoonku ugu dhawaaqay. Guddidan ayaa ka […]

“Halkan Ka Daawo Qaar Ka Mid Ah Ergooyinkii Gobolada Awdal/Selel Ee Ka Qaybgalayay Shirwaynaha Xisbiga Kulmiye Oo Loo Diiday In Ay Galaan Goobtii Shirku Ka Dhacayay.

Daawo Qaar Ka Mid Ah Ergooyinkii Gobolada Awdal/Selel Ee Xisbiga Kulmiye Uga Qaybgalayay Shirwaynaha Xisbiga Kulmiye Oo Loo Diiday In Ay Galaan Goobtii Shirku Ka Dhacayay.

gudoomiyaha abaabulka iyo wacyi galinta ee xisbiga ucid ee gobalka maroodi jeex MUDANE ismaaciil axmed ismaaciil ayaa dhaleeceeyay xukuumada Somaliland gaar ahaan wasaarada caafimaadka sida foosha xun eeay ula dhaqantay dr.macaw

gudoomiyaha abaabulka iyo wacyi galinta ee xisbiga ucid ee gobalka maroodi jeex MUDANE ismaaciil axmed ismaaciil ayaa dhaleeceeyay xukuumada Somaliland gaar ahaan wasaarada caafimaadka sida foosha xun eeay ula dhaqantay dr.macaw oo hawlo caafimaad ka fulinaayay hargaysa oo dhawaan xabsiga loo taxaabay kaasi oo uu yidhi.waxaa laga fidiyay dhaktarkan been aan sal iyo rad toona […]

Wada shaqaynta saddexda xisbi qaran waxay muujisay bisaylka Hay’adaha dimuqraadiga Somaliland. Waxay si xirfadaysan oo deggan ay uga wada shaqeeyeen sidii ay u kala saari lahayeen talana uga gaadhi lahaayeen laba diiwaangelinood oo kala ujeeddo ah oo madaxa la isu geliyey (WARSAXAAFADEED) WADANI

(MAANTASOMALILAND)Wada shaqaynta saddexda xisbi qaran waxay muujisay bisaylka Hay’adaha dimuqraadiga Somaliland. Waxay si xirfadaysan oo deggan ay uga wada shaqeeyeen sidii ay u kala saari lahayeen talana uga gaadhi lahaayeen laba diiwaangelinood oo kala ujeeddo ah oo madaxa la isu geliyey: Diiwaangelinta Codbixyaha iyo ta Madaniga ah. Ta codbixiyuhu waa diiwaangelin siyaasi ah oo doorasho […]

Hargeisa(MAANTASOMALILAND) Qaar ka mid ah Guddida qaban qaabada shirweynaha Xisbiga Kulmiye ayaa kulan ay goor dhaweyd magaaladda hargeysa ku yeesheen ku doortay hogaanka Rasmiga ah ee hogaamin doona hawlaha qaban qaabada kuwaas oo kala ah

  Hargeisa(MAANTASOMALILAND) XUBNO ka mid ah Guddida qaban qaabada shirweynaha Xisbiga Kulmiye ayaa kulan ay goor dhaweyd magaaladda hargeysa ku yeesheen ku doortay hogaanka Rasmiga ah ee hogaamin doona hawlaha qaban qaabada kuwaas oo kala ah: Guddoomiye, ku-xigeen, Xoghaye iyo Af-hayeen. Guddidi waxay Guddoomiye u doorteen Abuubakar Xaamud Jibriil, Guddoomiye, ku-xigeen Xildhibaan Saleebaan Cabdi Cali Bukhaari, […]

Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID ayaa masuul cusub u magacaabay Gobolka Maroodijeex warsaxafadeed MAANTASOMALILAND soo gaadhay aaya sidan u qornaa.

Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID  ayaa masuul cusub u magacaabay Gobolka Maroodijeex warsaxafadeed MAANTASOMALILAND soo gaadhay aaya sidan u qornaa.

  Hargeysa(MAANTASOMALILAND) Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID  ayaa masuul cusub u magacaabay Gobolka Maroodijeex warsaxafadeed MAANTASOMALILAND soo gaadhay aaya sidan u qornaa. JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة REF /UCID /930/ 2013                                                                            Date, 20/10 /2013   Ku :Md, faysal Abiib Gudhane                                                                 Hargeisa Ujeedo: […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Page 1 of 41234
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com